Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»QIIMEYN: Rooble iyo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha- Caqabadaha ku bilowday iyo dhaqdhaqaaqiisa (Akhriso)

    QIIMEYN: Rooble iyo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha- Caqabadaha ku bilowday iyo dhaqdhaqaaqiisa (Akhriso)

    October 7, 2020Updated:October 13, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    20 maalmood ayaa laga joogaa markii loo xilka Ra’iisal wasaaraha lo magacaabay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxameed Xuseen Rooble, oo kalsoonida Baarlamaanka helay 23-kii September 2020, wuxuuna xafiiska la wareegay 27-kii Septembar 2020.

    Shaqada ugu weyn ee laga sugayo ayaa ahayd inuu degdeg u soo magacaabo Gole Wasiiro, balse 10 maalmood oo uu si rasmi u yahay Ra’iisal wasaare wuxuu qabtay saddex shaqo oo ka baxsan qaabilaad, kuwaasoo kala ah:

    1- Inuu shaaciyo Habraacyadii heshiiskii Doorashada ee ay soo saareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul Goboleedyada (Akhriso)

    2- Wareegtadii Wasiirada xilka sii haya ku socotay (Akhriso)

    3 iyo Safarkii tacsida ahaa ee uu ku gaaray Kuwait. (Akhriso)

    Xogta la helayo ayaa sheegeysa in Ra’iisal wasaare Rooble u shaqo bilaabay, isla markaana uu Xafiiska ku soo biiriyey saddex qof oo la-taliyeyaal, laakiin caqabadii ugu horeysay uga timid Xoghayaha joogtada ah ee xafiiskiisa C/risaaq Caato xubnaha uu shaqaaleysiiyey Ra’iisal wasaaraha ka cago jiiday inuu xitaa aqoonsi u sameeyo ilaa faragelin lagu sameeyo.

    Waxaa Xafiiska ka muuqda inuusan waxba iska bedelin, waxaana awood dheeraad ah la soo baxay sii-hayaha ku-simaha Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed. Madaxweyne Farmaajo ayaa wasiirada xilka haya u sheegay inay intooda badan kusoo laaban donaan wasiirada cusub, waxaana muuqata inuu Mahdi Guuleed oo si weyn daacad ugu ah Madaxweyne Farmaajo isna xilkiisa kusoo laaban doono, culeysna ku noqon doono Rooble.

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo fowdo ay hareysay intii uu ku-simaha ka ahaa Mahdi Guuleed, wuxuu Ra’iisal wasare Rooble soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay si uu uga hortago isagoo jooga in Wasiirada xilalka sii haya ay sameeyeen magaaabis ama go’aanno kale, laakiin wuxuu dhinaca kale indhaha ka qabsaday inuu meesha ka saaro tallaabooyinkii ay qadeen Wasiriradaasi intii aan la magacaabin.

    Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo xubnaha la kulmay ama la sheekeystay Ra’iisal wasaare Rooble waxay sheegeen inuu yahay nin aad u degan oo diyaar u ah inuu si dhow ula shaqeeyo Madaxweyne Farmaajo, taasoo ay caddeyn u noqon dootno Golaha Wasiirada uu soo dhisi doono.

    GOOBJOOGE

    Maxamed Xuseen Roob Top Xafiiska Ra'iisal wasaaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay Sii-deynta Dhaqaatiirta Cuba ee Alshabaab afduubka ku heysatay
    Next Article Xisbi siyaasadeed uu hoggaamiyo Sheekh Mukhtaar Roobow oo la siiyey Shahaadada diiwaan gelinta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo