Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qisada Wiil Somali ah oo iska dhigay gabar si uu u galo UK & Gabadhii tageertay oo lagu qabtay Turkiga.

    Qisada Wiil Somali ah oo iska dhigay gabar si uu u galo UK & Gabadhii tageertay oo lagu qabtay Turkiga.

    February 15, 2020Updated:February 15, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saxaafadda Turkiga ayaa faahfaahisay wiil Soomaali ah oo ciidamada amniga garoonka Ankara ee dalka Turkiga ay qabteen markii uu soo xirtey dharka dumarka, kadibna isku dayey inuu u dhoofo magaalada London ee dalka Ingiriiska.

    Wiilkan oo lagu magaaabo Ibraahin Maxamed ayaa da’diisu tahay 20 -meeyo, waxaana la qabtay isagoo ku safraya dokumintii ay leedahay gabar Soomaali ah oo uu si yaab leh muuqaal ahaan isugu ekeysiiyay markii uu makeup adeegsaday.

    Booliska Turkiga ee Garoonka Diyaaraaha Esenboğa Airport  magaalada Ankara oo ka shakiyey wiilkan gabadha iska dhigay ayaa raadraac degdeg ku sameeyay markii ay ka shakiyeen sameecadaha dhegaha ee uu waaxaana Kaamerada CCTV lagu arkay isagoo dokumentiga ka guddoomaya gabadha ugu timid garoonka ee guddoonsiiyey Baasaasaboor iyo tikidh uu ugu safri lahaa magaalada London.

    Waxay kaloo ciidamada qabteen gabadha lahayd dokumetiga oo magaceeda lagu sheegay Khadiijo xilli ay dooneysay inay iyadoo dooneysay inay ka baxdo garoonka diyaaradaha magaalada Ankara.

    Wiilka Ibraahim ayaa sameeyay tallaabo la yaab leh markii u aad u dhow usugu ekeysiiyey gabadha uuy dokumetigeeda doonayey inuu ku dhoofo, iyadoo aan loo qaatay inay saaxiib la ahayd gabadhaasi.

    Arrintan waxaa si weyn u hadal haya saxaafadda caalamka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inay gabadha falkan soo maleegtay ay halis ugu jirto in lagu maxkamadeeyo UK.

    Somali man caught posing as woman to go to UK Top Turkey WIil soomaali ah
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomali man caught posing as a woman to go to the UK.
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo yeelatay Ciidamadii ugu horeeyay ee Daraawiishta Booliska. (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo