Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Qodob Xasaasi ah oo keenay inuu dib u dhaco Shirkii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada [Akhriso]

    Qodob Xasaasi ah oo keenay inuu dib u dhaco Shirkii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada [Akhriso]

    November 3, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo shirkii Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobaleedyada uu weli ka socdo magaalada Muqdisho  ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan arrimo la isku hayo oo dib u dhigay in lasoo xiro shirka.

    Xogta laga helayo Madaxtooyada ayaa sheegeysa in xilli la bilaabay qoritaanka war-murtiyeedka shirka lana maalmood ka hor ay cabasho ka timid qaar ka mida madaxda maamul goboleedyada oo la yimid qodobo cusub, taasoo keentay in shirku dib u dhac aan waqti lahayn galo.

    Arrinta ugu weyn ee sababtay dib u dhaca shirka ayaa noqotay dacwad ka timid madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dowladda ku eedeeyay inay olole xilka looga qaadayo ka wado magaalada Baydhaba ayna halkaasi tageen xubno xukuumadda ka mida oo lacag geeyay.

    Shariif Xasan ayaa dalbaday in arrintan oo jirta aanay suuragal ahayn inuu shirka kasii mid ahaado, dowladdana heshiis la galo iyadoo olole ka dhan Baydhaba ka wada, waxaase arrintaasi beeniyay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo sheegay in xukuumadda aanay wax shaqo ah ku lahayn shaqsiyaadka iyo siyaasiyiinta lagu eedeynayo inay xukuumaddu wadato oo maamullada qaarkood ololaha siyaasadeed ka wada.

     

    Arrimhii kale sida dhaqaalaha, Amniga iyo dib u eegista Dastuurka ayaa laga heshiiyay, waxaana guddiyo xiriirin ah loo saaray arinta dagaalka lagu qaadayo Alshabaab.

    Mid ka mida madaxda maamul Goboleedyada ayaa laga soo xigta in shirku hadda bilow yahay oo Sabtida uu furmi doono si xal loogu helo ololaha lagu eedeynayo xukuumadda inay ku wado laba madaxweyne oo ka tirsan maamul Gobleedayda dalka.

    Maamul Goboleedyada Madaxda maamul Goboleedyada Shirka Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo shir guddoomiyay Golaha Amniga Qaran & Guddiyo la magacaabay [Sawirro]
    Next Article Bogga Donald Trump ee Twitter-ka oo daqiiqado Hawada looga saaray [Yaa ka dambeeyay..?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo