Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qoraal uu Madaxweyne Trump soo dhigay baraha bulshada oo halis sharciyeed u soo jiiday [Akhriso]

    Qoraal uu Madaxweyne Trump soo dhigay baraha bulshada oo halis sharciyeed u soo jiiday [Akhriso]

    December 3, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweyne Trump ayaa isku soo jeediyay eedeeymo cusub oo ku saabsan in uu caqabad ku noqday cadaaladda ka dib markii uu bartiisa Tweeter-ka soo dhigay in sababihii uu shaqda uga ceyriyay Michael Flynn ay qayb ka ahayd in uu been u sheegay FBI.

    Qaar ka mid ah khubarada sharci yaqanada ayaa sheegay in hadalka madaxwayne Trump uu u muuqdo in uu ogaa in la taliyihiisa uu marin habaabiyay baarayaasha. Madaxwayne Trump ayaa ku adkaystay in ficilka uu sameeyay la tiliyihiisii hore uu yahay mid sharci ah.

    Mr Trump ayaa u muuqday in uu qiray in uu ogaa in Michael Flynn,uu been u sheegy FBI ka hor inta uusan shaqada ka cayrin. Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraalka uu soo dhigay bartiisa Tweeterka ku sheegay in aysan jirin wax la qarinayo.

    I had to fire General Flynn because he lied to the Vice President and the FBI. He has pled guilty to those lies. It is a shame because his actions during the transition were lawful. There was nothing to hide!

    — Donald J. Trump (@realDonaldTrump) December 2, 2017

    Sharci yaqaanada ayaa sheegaya in Mr Trump haddii uu ogaa in Mr Flynn uu been u sheegay FBI markii uu cadaadiska ku saaryay agaasimaha FBI in la tuuro baaritaanada ka dhanka ahaa la taliyihiisa in taasi ay noqonayso mid u dhiganta in uu madaxwaynaha isku dayay in uu cadaalada hor istaago.

    Jimcihii ayay ahayd markii , Michael Flynn uu noqday sargaalkii ugu horreeyay ee horrey uga tirsanaa maamulka Trump oo qirta in uu ka been sheegay xiriirkii uu la sameeyay Ruushka.

     

    Mudanayaasha xisbiga Dimoqraadiga ayaa ka daba qaatay Madaxweyne Trump oo barahooda kusoo qoray jawaabo cad oo ku saabsan in Trump isagoo og wixii uu ku kacay Flyn oo hor istaagay cadaaladda si aan loo daba gelin, isagoo culeys ku saaray madixii hore ee FBI-da inuu ka haro kiiska, isla markaana waxay is weydiiyeen sababta ay intaas oo dhan ugu qaadatay inuu hadda ka hadlo arrintan.

    Waxaa sii xoogeystay xaaladda ku wareegsan saaxiibada madaxweynaha Mareykanka ee ku saabsan doorkii Ruushku ku lahaa doorashadii uu Trump ku soo baxay, waxaana hadda caddaatay in Trump uu isku furay xaalad halis ah oo sharciyeed.

    Michael Flynn Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDHAGEYSO: Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo qarxiyey Mooshinka laga wado Madaxweynaha
    Next Article Sheekh Nuur Baaruud: “Xildhibaannada Mooshinka wada waa in Cunaha la qabtaa, wax lacag ahna…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo