Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Qorshaha Kenya iyo dhismaha derbigeeda dhul boobka ah (Dhacdadii Beledxaawo- QEYLO-DHAAN)

    Qorshaha Kenya iyo dhismaha derbigeeda dhul boobka ah (Dhacdadii Beledxaawo- QEYLO-DHAAN)

    May 29, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Kenya oo fulineysa qorshaheedii ahaa inay Derbi ku wareejiyo xuduudka ay la leedahay Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo la filayay oo ah inay dhul Soomaaliyeed oo ka baxdsan xuduudkeeda ku darsato xuduudkeeda markii horeba muranka ka taagnaa, waxayna ku dhiiratay inay magaalada Beledxaawo ay derbiga dhex mariso.

    patrol-pic

    Arrintaas waxaa ka hortegay dadkii degmada deganaa oo guryahooda la rabay in la burburiyo markii ciidamo Kenyaan ah oo ay la socdaan baabuurta dhismaha ay damceen inay burburiyaan guryahooda si Derbiga looga dhiso. Iska hor imaad kooban oo goobta ka dhacay waxaa qori looga furtay askari Kenyaati ah oo markii dambe dib loogu celiyay qorigii markii ay arrinta soo dhex galeen maamulka degmada.

    Warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadasha ayaa si weyn uga hadlay arrintan waxayna wareysiyo xaalad ka hadal ah la yeesheen dad kala duwan oo ku sugan degmada Beled Xaawo ee xuduudka ku taalla oo si faahfaasan uga warbixiyay wixii ka 28-ka May 2015 ka dhacay degmadooda iyo damaca Kenya.

    Haddaba waxaa is weydiin leh haddii magaalooyinkii ay sidan u boobeyso Kenya, dhulkii magaalada ka baxsanaa sidee xaalkiisu noqonayaa…? Wadani.com waxay arrintan ka sii digtay, waxayna dowladda Soomaaliyeed iyo Baarlamaanka ugu baaqday inay arrintaas wax ka qabtaan.

    Akhri qoramada Wadani.com

    • Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka Soomaaliya: Xaalad amni mise dhul boob cusub..?

    Baarlamaanka iyo xukuumadda ayaa marar kala duwan ka hadlay arrintan iyagoo sheegay inaysan waxba ka ogeyn qorshaha Kenya, kadibna waxaa la sheegay in Guddi loo saarayo arrintan oo dhinaca xukuumadda ah kuwaas oo markii ugu dambeysay la sheegay inay tegayaan degaanada Xuduudda.

     

    Waxaa muuqata inay Kenya ku talo jirto wax ka bedelka xuduudka ay la leedahay Soomaaliya si ay u boobto dhul kale, waxaana hore u jiray qorshe kale oo ku saabsan Xuduudka Badda oo Kenya ay dhulkeeda ku darsatay oo dacwadiisu hadda taallo maxkamadda Caalamiga ah.

    Cagajidka dowladda Federaalka wuxuu keeni doonaa in Kenya qorshaheeda u fuliso si degdeg, waxaana si degdega looga fadhiyaa dowladda inay tallaabo aan dib u dhac lahayn ka qaado arrintan ka qaadato oo aysan dadka shacabka ah ee Gedo ku nool ku fiirsan inay ka hortagaan dhul boobka Kenya.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Beledxaawo Derbiga Kenya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMalaaq cusub oo loo caleemo saaray Beesha Xamar & Xamar-daye (Sawiro)
    Next Article Somalia May Pay 90% Oil Revenue to Explorer Under Draft Deal

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo