Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Qorshe yaab leh oo lagu fuliyey Weerarkii Kismaayo. [Dableyda oo magaca Axmed Madobe ku galay Hotelka]

    Qorshe yaab leh oo lagu fuliyey Weerarkii Kismaayo. [Dableyda oo magaca Axmed Madobe ku galay Hotelka]

    July 13, 2019Updated:July 14, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.

    Xog laga helay dadkii ku sugnaa Hotelka ee ka badbaaday weerarka ayaa sheegay in si la yaab leh loo fuliyey weerarka, iyadoo afar askari ay qaraxa ka hor tageen hotelka iyadoo ilaaladii hotelka u sheegay inuu hotelka kusoo wajahan yahay madaxweyne Axmed Madoobe oo ay doonayaan inay baaraan Hotelka, ayna hubiyaan amnigiisa, waxayba albaabka ka fureen Gaari ay sheegeen inuu la socday.

    Waxyar kadib waxaa qarxay gaarigii gudaha u galay hotelka, kaasoo dhaliyey burbur iyo qasaare weyn oo goobta saameeyay, kadibna waxaa bilaabatay rasaas xoog leh, iyadoo lagu laayey dadkii hotelka ku sugnaa ee qaraxa ka badbaaday.

    Saddex dabley ah ayaa gudaha u galay Hotelka, waxayna markii danbe fuuleen dabaqa ugu sareeya Hotelka, taasoo dhibaato ku noqotay ciidamada amniga ee dagaalka kula jiray oo ku dhowaad 10 askari ay ku dhinteen bambooyin iyo rasaas kor uga yimid.

    Qasaaraha dadka lagu dilay Hotelka ayaa gaaray 33 qof oo rayid u badnaa, iyadoo dhaawaca uu ka badan yahay 50 kale, Ciidamada Amniga ayaa barqnimadi maanta soo afjaray howlgalka ay ka sameeyeen hoteelka oo ay ka dhaxdagaallamayeen tan iyo xalay maqribkii, waxaana Duhurtii maanta magaalada lagu aasay dadkii lagu dilay hotelka.

    Dhaawaca xaaladoodu darran tahay ayaa loo kala qaaday magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo qaar kale lagu dabiibayo isbitaalka weyn ee magalada Kismaayo, waxaana dadka dhintay ka mid ahaa saxafiyadda caanka ah ee Hodan Naaleeye oo deganeyd dalka Canada, musharax madaxweyne iyo saxafi kale.

    Weerarka ayaa ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Kismaayo, iyadoo Alshabaab ay sheegatay mas’uuliyadda weerarka. mid ka mida dableydii weerarka ku gashay hotelka ayaa la qabtay isagoo dhaawac ah.

    Alshabab Axmed Madoobe Kismaayo Top Weerarkii Kismaayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBurbur xoog leh oo gaaray Hotelkii la weerarray ee magaalada Kismaayo [Daawo Sawirradii ugu horeeyay]
    Next Article Haweeney oo lagu wareejiyey Guri muddo 28 sano ah looga heystay magaalada Muqdisho. (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo