Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qowmiyada Amxaarada oo kacdoon bilowday iyo Saraakiil Boolis ah oo la dilay

    Qowmiyada Amxaarada oo kacdoon bilowday iyo Saraakiil Boolis ah oo la dilay

    July 15, 2016Updated:July 15, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    In ka badan 10 ruux ayaa lagu dilay rabshado dhex maray ciidamada Itoobiya iyo dadka Amxaarada ee dalkaasi kadib markii kacdoon ay sameyeen.

    Arrintan ayaa ka dhacay magaalada Gondar ee waqooyiga Itoobiya, waxayna rabshada ka dhasheen kadib markii ciidamada amaanka Itoobiya isku dayeen inay xiraan hogaamiyayeyaal ka tirsan Qowmiyada Amxaarada.

    Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in 3 sarkaal oo Boolis ah iyo qof rayid ah lagu dilay iska hor imaadyada oo Gobolka Amxaaradda ka socday maalmihii ugu danbeeyay, kuwaasoo yimid markii ay isku dayday in la xiro dad la sheegay inay argagixiso ahaayeen.

    Bandow ayaa lagu soo rogay Gondar, waxaana la xirxiray dad fara badan, iyadoo kacdoonka Qowmiyada Amxaarada oo ah labaad ee ugu weyn Itoobiya ay dowladda Tigreega hogaaminayo ka tirsanayaan eedo ku saabsan inay cadadaadis ku hayaan qowmiyadooda, kuna soo rogtay cunaqabateyn dhinac walba leh.

    Mareykanka ayaa soo saaray xayiraad in muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Itoobiya ay u socdaalaan Magaalada Gondar ee Amxaarada oo xaalad kacsani ka jirto.

    Dadka Amxaarada oo mucaaradk ku ah dowladda dalkaasi ayaa noqonaya qowmiyada labaad ee dalka Itoobiya oo kacdoon sameysa, iyadoo Qowmiyada kale ee Oromada oo Itoobiya ugu weyn ay dhowaan kacdoon sameysay kaasoo lagu dilay dad fara badan.

    Amxaarada ayaa taariikh fog ku leh dalka Itoobiya oo ay muddo dheer ka talineysay Boqortooyadii ay hogaamin jireen, waxaana jira dareen ah inay mar kale doonayaan inay la soo noqdaan Boqortooyadaasi.

    The latest violence has prompted the US embassy in Ethiopia to advise Americans not to travel to Gondar [Twitter Screenshot]

    Wadani.com

    Amhara Unrest Itoobiya kacdoonka Amxaarada Qowmiyada Amxaarada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeerar loo adeegsaday gaari xamuul oo lagu dilay 84 qof dalka Faransiiska [SAWIRRO]
    Next Article Ninkii ka danbeeyay weerarkii Nice, France oo la aqoonsaday & Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo