Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ragga Soomaalida oo noqday kuwa ugu quruxda badan Qaarada Afrika [AKhriso Yaabkan]

    Ragga Soomaalida oo noqday kuwa ugu quruxda badan Qaarada Afrika [AKhriso Yaabkan]

    July 18, 20173 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wargeyska Daily Express  ee dalka Koonfur Afrika ayaa qoray warbixin uu kaga hadlayay 10-ka Dal ee ugu Ragga Qurxoon Qaaradda Afrika, waxaana liiskan lagu soo daray Soomaaliya.

    Wargeyska oo qoraalkiisu iska ahaa qormo lagu faaqidayo Ragga Afrika ugu qurxoon iyo dalalka ay aksoo jeedaan ayaa qaabka qiimeynta ku saleeyay muuqaalka jir ahaaneed ee Qofka, Midabkiisa, Dabeecadaha iyo howlkarnimadiisa.

    10 – GHANA :

    Ragga Ghana waa Rag xushmad badan,waxna ka garanaya macnaha Jacaylka,sidoo kalena ku wanaagsan Sariirta iyo mas’uuliyadda reerka.

    Wa Rag dhegeysta Dumarka,una dul qaata marka ay ku suganyihiin xaaladaha gaarka ah.

    1. KENYA

    Ragga Kenya waxaa ay kaalinta 9aad ku heleen waxaa lagu tilmaamay Rag badan banana,ku wanaagsan mas’yuuliyadda Dumarka doorta,howl kar ah sidoo kalena macnaha nolosha garanaya.

    1. TANZANIA

    Ragga Tanzania waxaa ay kaalinta 8aad ka galeen liiskan,waxaana ay ku hanteen Nadaafadda,ad adeygga iyo howlkar nimada,waxaana hal heys u ah haddii aad dooneyso ubad Adduunyada ka muuqda guurso Ragga Tanzania.

    7- SOUTH AFRICA :

    South Africa,waa Guriga dadka qurxoon Qaaradda Afrika ka billow Magaalooyinka Cape town, Johannesburg, Pretoria iyo Durban,waxaad ka heli kartaa Koofur Afrikaan Caddaan ah iyo Koofur Afrikaan Madow ah.

    6.ANGOLA

    Ragga Angola waxaa ay ka midyihiin kuwa ugu qurxoon Afrika,waxaana ay ka heleen qeyb ahaan raadkooda gala Brazil ,muuqaalka Shukulaatada leh ee ay leeyihiin,Raggooda uma badna maba ma adeegsadaan Cream,waana ay qurxoonyihiin.

    5- CAPE VERDE ISLANDS

    Inkasta oo aysan ahayn dal caan ka ah Afrika haddana CAPE VERDE,waxaa laga helaa kuwo ka mid ah Ragga ugu quruxda badan Afrika,sababaha waxaa lagu soo xushay in Raggooda ay ku wanaagsanyihiin xiriirka Dumarka iyo haqab tirka Galmada.

    4- NIGERIA :

    2014kii Nigeria waxaa ay kaalinta 1aad ka gashay Ragga ugu quruxda badan Afrika,lkn wixii ka dambeeyay marna kuma soo laaban,hal heyskooda waxaa uu ahaa ma rabtaa Afrikaan rasmi ah guurso Nin Nigerian ah si aad u hesho Carruur Afrikaan dhalad ah,waxaa kale oo Ragga Nigeria lagu sheegay in ay adkeeyaan Ballanta

    3- RWANDA:

    Ragga Rwanda ayaa lagu sheegay in ay ka mid yihiin kuwa ugu quruxda badan Afrika,waxaana ay ku kasbadeen,iyaga oo aan loo eegin midabkooda Bishimaha Ragga Rwanda oo aad u so jiidasho badan.

    Sidoo kale Indhaha Ragga Rwanda ayey ka helaan Haweenka sida lagu xusay Warbixinta ,sidoo kale waa ay shaqo badanyihiin,waana dad adkeysi badan.

    2 – ETHIOPIA

    Ragga Itoobiya sababta ay u qurux badan yihiin waxaa lagu sheegay in ay ka timid isku darka dadkooda ee ka kooban Yemeniyiinta iyo Itoobiyaanka iska dhalay.

    Waxaa ay safka hore uga jiraan Afrika iyo Caalamka oo dhan,waana sababta ay kaalinta 2aad uga tiigsadeen warbixintan.

    1- SOMALIA

    Sababta Somaliya kaalinta 1aad uga gashay ayaa lagu sheegay in ay tahay midabka gaarka ah ee Dadka Soomaalida ah oo ka sameysan nooca Shukulaatada,Timaha jilicsan ee isku sameysan iyo muuqaalka Qofka Soomaaliga ah oo ah nooc gaar ah.

    Sababta 2aad ayaa lagu sheegay in Ragga Soomaaliyeed aysan ahayn kuwo is dhiiba xilliyada adag,waxaana lagu xusay in Ninka Soomaaliga ah uusan u dul qaadan faqriga iyo gaajada beddelkeedana uu door bido maareynta noloshiisa iyo tan dadka uu mas’uulka ka yahay.

    Somaliyeyn: Aadan Ibraahim Faarax ((Showqi)

    Afrika Handsome Men Ahrika Ragga Soomaalida Raggaugu qurxoon Afrika
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDiyaarado Dagaal oo Qoys Soomaaliyeed iyo Xoolo fara badan ku laayay Jubbada Hoose
    Next Article KASHIFAAD: Xukuumadda Puntland oo eersatay Heshiiskii Imaaraadka iyo Madaxweyne Gaas

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo