Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo dhisay Gole Wasiiro cusub oo ka kooban 16 xubnood, waxaana isla maanta ansixiyey Baarlamaanka Federaalka Itoobiya.
Golaha Wasiirada Itoobiya oo ah kuwii ugu tiro yaraa ee dalkaasi ayaa waxaa ku jira 10 xubnood oo cusub, waxaana lagu soo daray 4 haween ah oo xilal wasiiro ah ka qabanaya xukuumadda cusub, iyadoo 6 wasiir ay dib ugu soo laabteen xilal kala duwan:
HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE ITOOBIYA
Shiferaw Shigutie – Wasiirka Beeraha iyo Kheyraadka Xoolaha
Sirag Fegessa – Wasiirka Gaadiidka
Dr. Hirut Woldemariam – Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Teshome Toga – Wasiirka Shirkadaha Dowladda
Umer Hussien – Hay’adda Canshuuraha iyo Dakhliyada oo darajo wasiir ah
Ubax Mohamed – Wasiirka Isgaasiinta & Tiknologiyada
Dr. Ambachew Mekonen- Wasiirka Warshadaha
Motuma Mekassa – Wasiirka Difaaca
Fozia Amin – Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska
Ahmed Shide – Wasiirka Xafiiska xiriirka Dowladda
Jantirar Abay – Wasiirka Guryeynta iyo horumarinta Miyiga
Melese Alemu – Wasiirka Macdanta, Shidaalka iyo Gaaska Dabiiciga
Birhanu Tsegaye – Xeer ilaaliyaha guud (oo darajo wasiir ah)
Yalem Tsegay- Wasiirka Haweenka iyo arrimaha Caruurta
Melaku Alebel – Wasiirka Ganacsiga
Dr. Amir Aman – Wasiiirka Caafimaadka

![Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Dowladda Itoobiya oo magacaabay Golihiisa Wasiirada [Akhriso Liiska Wasiirada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/04/EITHOPIA-cabinet.jpg)