Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma”arke oo sii wada magacaabidda xilal kala duwan sanadka ugu danbeeyay dowladda Federaalka ayaa mar kale magacaabay Agaasime ku xigeenka Joogtada ah ee xafiiskiisa Ra’iisal Wasaaraha oo sidoo kale noqon doona madaxa shaqaalaha xafiiska.
Xilkan ayuu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid u magacaabay Maxamed Yuusuf Aadan (Maxamed Kheyr) oo la sheegay inuu ka soo jeeda degaanada Jubba. Dhowaan ayuu Ra’iisal wasaaraha u magacaabay agaasimaha xafiiskiisa nin kasoo jeeda degaanada Puntland (Akhri warkan)
AKHRI WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]