Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumeysiga Soomaaliya u magacaabay Eng. Cabdi Jiinow Calasow.

Cabdi Jiinow ayaa hore u ahaa guddoomiyihii Gobolka Sh/dhexe iyo maareeyihii Dekadda Muqdisho, waxaana lagu tilmaamaa nin awood badan oo hore ay isugu dhaceen madaxweyne Sheekh Shariif.
HOOS KA AKHRI WAREEGTADALAGU MAGACAABAY CABDI JIINOW