Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa Qoraal jawaab ah u diray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ku saabsan khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.
Qoraalka Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa lagu magacaabay Guddi wasiiro ah oo ka kooban 4 wasiir oo loo xil saaray inay Aqalka Sare kal shaqeeyaan xalinta cabashada kasoo yeertay qaar ka mida maamul Goboleeyada dalka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA JAWAABTA AH


![Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Jawaab u diray Aqalka Sare [Wasiiro loo magacaabay Arrinta Maamul Goboleedyada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/04/Kheyre-sabrie.jpg)