Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ra’iisal Wasaare Kheyre oo la kulmay Ra’iisal Wasaraha Norway, kana hadlay Baasaboorka uu heysto ee dalkaasi [Akhriso]

    Ra’iisal Wasaare Kheyre oo la kulmay Ra’iisal Wasaraha Norway, kana hadlay Baasaboorka uu heysto ee dalkaasi [Akhriso]

    January 24, 2018Updated:January 24, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland maanta kula kulmay Ra’iisal wasaahara Norway haweeneyda lagu magacaabo Erna Solberg.

    Labada Ra’iisal wasaare ee Kheyre iyo Solberg ayaa ka wada qeybgalayay shirka sanadlaha ah ee madasha dhaqaalaha aduunka ee World Economic Forum, magaalada Davos, dalka Switzerland.

    Arrimaha Kheyre u  tegay shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka ayaa waxaa ugu muhiimsan sidii uu maalgelin ugu heli lahaa mashaariicda  horumarinta oo xukuumadiisa ay rabto inay fuliso gudaha Soomaaliya.

    Sida uu qoray wargeyska Dagbladet, Kheyre ayaa Solberg kala hadlay sidoo loo xoojin lahaa xiriirka iyo wadashaqeynta dalalka Norway iyo Soomaaliya, iyo sdiii Norway ay gacan uga geysan lahayd horumarinta Soomaaliya.

    Xisbiga FRP hala ila soo xiriiraan:

    Kheyre ayaa wargeyska Dagbladet u sheegay in Xisbiga Xagjirka ah ee Norwat FRP ay lasoo xiriiri karaan, haddii ay dhibaato ku qabaan Naasaboorka Norwegian-ka ah ee uu heysto.

    Arrintan ayaa jawaab u ahyaad baaq hore uga soo baxay  Afhayeenka xisbiga FRP e xagjirka Norway oo ku baaqay in Xasan Cali Kheyre lagala noqdo baasaboorka Norway mar haddii uu Ra’iisal wasaare ka noqday  dalka kale. [Akhri Warkan]

    Afhayeenka Xisbiga FRP ayaa arintaas ku sababeeyay inay calaamad su aal ka imaan karto dalka uu qofka heysto dhalashada labo jinsiyadood uu daacad u yahay. Ninka hadalkaas dhahayo waa Keshvari oo laftirkiisu asal ahaan kasoo jeedo dalka Iiran, Norweyna Kheyre uga soo horeeyay sadex sano oo kali ah.

    Image may contain: 1 person, sitting

    Image may contain: 2 people, people standing

    Image may contain: 2 people, people standing

    Xigasho/kilde: Dagbladet.no

    Xisbiga FRP ee Norway oo soo jeediyay in dhalashada laga xayuubiyo Xasan Cali Kheyre

    Erna Solberg FRP Kheyre Norway Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Amniga oo gacanta ku dhigay maleeshiyo amaandarro ka waday degmo ka tirsan Muqdisho [Sawirro]
    Next Article With new leadership committed to reforms, Somalis must make 2018 ‘year of implementation’ – UN envoy

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo