Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirada Arrimaha dibadda Imaaradka & Qatar

    Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirada Arrimaha dibadda Imaaradka & Qatar

    September 23, 2017Updated:September 23, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka Wasiirka arimaha dibada dalka isku taga Imaaradka Carabta oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal.

    Kheyre kulanka uu la qaatay Wasiirka arimaha dibada Imaaradka Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-nahayaan ayaa diirada lagu saaray muranka Khaliijka ka dhex jira iyo go’aanka ay Soomaaliya ay dhex dhexaad uga noqotay.

    Ra’iisul wasaaraha ayaa war kooban uu soo dhigay bartiisa Twitterka waxa uu ku sheegay in xaaladda hadda taagan uu kala hadlay wasiirka ayna isla garteen labada dal inay kawada shaqeeyaan sidii xal looga heli lahaa.

    Ilo wareedyo ku dhowaa kulanka ayaa sheegaya in mowqifka ay qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka kula safteen Imaaradka,Sacuudiga iyo Baharain ay ahayd waxyaabaha kulanka diirada lagu saaray.

    Waxaa xusid mudan in todobaadyadii danbe ay isasoo tarayeen qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka ka jira ay kula safanayeen Sacuudiga ayna xiriirka ugu jareen Qatar.

    Dhinaca kale wararka naga soo gaaraya magaalada New Yor ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaare Kheyre la kulmay wasiirka arimaha dibada dalka Qatar.

    Kulamadaasi uu Raisal wasaaraha la qaatay Wasiirada arimaha dibada ee Imaaradka iyo Qatar waxa ay muujinayaan cadaadiska xoogan ee saran Dowladda Soomaaliya si ay u qaadato mowfiqka hadda ay tagan tahay mid ka madax banana.

    Raisal Wasaaraha ayaa kulanka uu la qaatay Wasiirka arimaha dibada Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-thani waxa ay ka wada hadleen sidoo kale arimaha Khaliijka gaar ahaan Soomaaliya go’aanka ay ka taagan tahay.

    Imaaraadka Kheyre New York Qatar UAE UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTOOS U DAAWO: Khudbadda Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ee Golaha Guud Q/Midoobay
    Next Article Maxaa loo qariyay kulankii dhex maray Ra’iisal Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya..? [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo