Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Amarro anshax ah ku soo rogay Golaha Wasiirada & Wasiiro ka careysan

    Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Amarro anshax ah ku soo rogay Golaha Wasiirada & Wasiiro ka careysan

    April 6, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarro cusub ku soo rogay golaha wasiirada Soomaaliya, isagoo  kulamadii ugu horeeyay isku dayay inuu dhaqan cusub u yeelo wasiirada.

    Tallaabooyinka adag ee Ra’iisal wasaaraha la yimid ayaa waxaa ka mida:

    1 – In la ilaaliyo xilliga shirka la galeyo, wasiirkii soo daahana uu dib u noqon doono

    2- In aan shirka dhexdiisa telefoon lagu hadli karin, qofkii telefoon ka muhiimsan shirka doonayana uu bannaanka ula baxo.

    3- Inaan hadalka lagu dheeraan oo si kooban loo hadlo.

    Arrimahan oo ka mida kuwa ugu sahlan ee qof mas’uul ah looga baahnaa inaan loo sheegin ama lagu amrin ayaa dhibaato ka dhex dhaliyay shirarka Golaha Wasiirada oo intii la ansixiyay markii labaad maanta qabsoomaya.

    Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
    Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

    Wasiirada Soomaaliya ayaa hore u caadeysay dhaqanno aan wanaagsaneyn oo ay ugu horeyso in shirarkoodu bilowdaan duhurnimada iyo in wasiir waliba xiligi uu doono yimaado kunam mashquulo telefoonkisa inta shirku socdo.

    Mid ka mid wasiirada cusub ayaa ka carootay markii Ra’iisal wasaaruhu ka dalbaday inay hadalka soo gaabiso, iyadoo ku dooday inay xadgudub lagu sameeyay, waxaana Ra’iisal wasaare Kheyre oo bartay shaqaale toosan oo hay’ad NGO ah u shaqeeya sugaya inuu la tacaalo odayaal iyo haween mas’uuliyiin ah oo mas’uuliyiin oo doonaya in la baro nidaam ay ahayd inay dugsiyada hoose ku soo bartaan.

    Wadani.com

    Anshaxa wasiirada Golaha wasiirada Top Wasiirada cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIs-diiwaangelina Musharixiinta madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay [Magacyada mushariixinta]
    Next Article DEGDEG: Taliyeyaasha ciidamada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilalkii laga qaaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo