Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Amarro anshax ah ku soo rogay Golaha Wasiirada & Wasiiro ka careysan

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarro cusub ku soo rogay golaha wasiirada Soomaaliya, isagoo  kulamadii ugu horeeyay isku dayay inuu dhaqan cusub u yeelo wasiirada. Tallaabooyinka adag ee Ra’iisal wasaaraha la yimid ayaa waxaa ka mida: 1 – In la ilaaliyo xilliga shirka la galeyo, wasiirkii soo daahana uu dib u noqon doono 2- … Continue reading Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Amarro anshax ah ku soo rogay Golaha Wasiirada & Wasiiro ka careysan