Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mehmet Simsek iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdiga Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Turkiga ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Wasiirka arrimaha didbadda.
Wararka ayaa sheegaya in wafdigan ay hordhac u yihiin wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Ordogan oo lagu wado inuu bishan u yimaado Muqdisho furitaanka saldhigga milateri ee Turkiga ka dhisay Muqdisho.
Wadani.com