Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo iska casilay maamulka shirkadda Soma Oil [Akhi Qoraalka]

    Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo iska casilay maamulka shirkadda Soma Oil [Akhi Qoraalka]

    February 23, 2017Updated:February 23, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay xilkii iyo shaqadii uu ka hayay Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay magaalada London.

    Xasan Kheyre ayaa ka mid ahaa madaxda shirkaddan isagoo hayay madaxa qeybeedka Bariga Afrika, waxaana isla saakay markii xilka loo magacaabay ay ogaatay Wadani.com inuu qoraalka is casilaadiisa u qoray shirkadda.

    Ra’iisal wasaaraha magacaaban ayaa shirkadda ku alahaa saami gaaraya 1.1%, kaasoo qiimihiisa lagu sheegay inuu dhamaa 2 Milyan oo doolar, laakiin waxaa si degdeg ah maanta looga saaray saamigiisa.

    Lacagta mudane Kheyre ayaa la filayaa in dib loogu celiyo, inkastoo aanu weli baarlamaanka siinin codka kalsoonida, waxaa haddana rajo badan laga qabaa inuu helo doono, soona dhisi doono xukuumad cusub.

    Shirkadda ayaa ku dhawaaqday inuu Xasan Cali Kheyre iska casilay xilkii uu shirkadda ka hayay waxayna laba ka mida madaxda shirkadda ku amaaneen kaalintii uu kasoo qaatay shirkadda.

    HOOS KA AKHRI QORAALKA SOMA OIL EE IS CASILAADDA HASSAN KHEYRE


    RESIGNATION OF HASSAN KHAIRE ON HIS APPOINTMENT AS PRIME MINISTER OF SOMALIA

    23 February 2017

    Resignation of Hassan Khaire on his appointment as Prime Minister of Somalia

    Soma Oil & Gas (the “Company”) announces the resignation of Hassan Khaire, our Executive Director for Africa, so he can accept the honour of serving his country of origin, Somalia, as its Prime Minister. Mr Khaire has resigned from the Board and has relinquished all his shares in the Company.

    Hassan Khaire has been a highly valued member of its management team but we fully understand his decision and wish him every success in his new role.

    Mr Khaire has worked with the Company since its inception in 2013 and prior to that worked as the Director for the Norwegian Refugee Council for Somalia and East Africa. The Somali people and the President have an exceptional person as their new Prime Minister.

    Lord Michael Howard of Lympne, Chairman of Soma, said:

    “Although we will miss Hassan’s wise and knowledgeable participation on the Board, we are delighted that his dedication to Somalia and his contribution to the recovery of his country is being recognised.  We wish him great success in his role as Prime Minister of Somalia.”

    Richard Anderson, Chief Executive of Soma, said:

    “I congratulate Hassan on his appointment as the Prime Minister of Somalia. His outstanding character and sense of duty makes him eminently suitable for this important position.”


    Wadani.com

    Hassan Kheire Soma gas and Oil Somali oil Top Xasan Cali Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo shaaciyay 4 Qodob oo uu kala hadlay Boqortooyada Sacuudiga [Akhri farriinta Madaxweynaha]
    Next Article Xisbiga FRP ee Norway oo soo jeediyay in dhalashada laga xayuubiyo Xasan Cali Kheyre

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo