Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka oo ka kooban 11 xubnood.
Qoraal 9-kii bishan kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa lagu magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka, waxaana guddoomiye u Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, iyagoo ay ku jiraan 7 wasiir oo kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti dhowrka iyo Xeer ilaaliyaha.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA



![Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay Guddi Hanti soo celin [Akhriso Magacyada] Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/03/Kheyre-hasan.jpg)