Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan Qado sharaf la yeeshay Odayaasha Beelaha dega Muqdisho [Sawirro]

    Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan Qado sharaf la yeeshay Odayaasha Beelaha dega Muqdisho [Sawirro]

    July 23, 2018Updated:July 23, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankan ayaa dhex maray Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali khayre iyo Beesha Muddulood kulankan oo ay kasoo qeyb galeen Imaamka, Ugaasyada, Salaadiinta, Wasiirro, Xildhibaanno, Siyaasiyiin, Agaasimayaal guud, Ganacsato, Dhaliyaro, Haween, iyo Nabadoonnada Mudulood kaas oo ahaa is-xogwareysi xaaladda guud ee dalka gaar ahaan deegaannada ay beeshani degto. kulankan ayaa sidoo kale lagu hambalyeynayay Xukuumadda uu Hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo waxqabadka ballaaran ee ay dalka gaarsiisay muddadii koobnayd ee ay joogtay.

    Dhammaan masuuliyiinta kulanka ka hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladda dadka iyo deegaanku ay ku sugan yihiin sidoo kale waxay taageero lixaadle u muujiyeen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo waxqabadka dhinacyada badan ee ay gaarsiisay dalka. waxa ayna u rajeeyeen in uu ku guuleysto ajandayaasha qaran, iyaga oo sheegay in ay ku garab taaganyihiin qabashada hawlaha lagu horumarinayo qarannimada ummadda Soomaaliyeed.

    Imaamka Mudulood, Imaam Maxamed Yuusuf Cali ayaa dhankiisa ugu duceeyay Ra’iisul Wasaaraha in Alle ku guuleeyo shaqada ballaaran ee u taalla. waxa uuna kula dardaarmay in uu badiyo la tashiyada uu la sameynayo wax garadka iyo oday dhaqameedyada si talo iyo tusaale wanaagsan oo wax dhisaya loo helo.

    Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo gabagabada munaasabadda ka hadlay ayaa uga mahadceliyay taageerada ay u muujiyeen dawladda iyo ducada ay la garab taaganyihiin, waxa uuna dhanka kale ballan qaaday in uu sii laba jibbaarayo dadaalada loogu jiro horumarinta dalka si mar kale Soomaaliya ay ula falgasho dunida inteeda kale.

    Mudane Khayre ayaa ka sheegay in uu Ra’iisul wasaare u yahay Ummada Soomaaliyeed oo dhan isla markaana uu si caddaalad ah ugu adeegi doono shacabka guud ahaan, Sidoo kale wuxuu Ra’iisul wasaaruhu ballan qaaday in ay mashaariic badan dalka dhawaan ka bilaabi doonaan sida; Dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo ay ku bexeyso lacagtii ugu badneyd oo la geliyo dhul Soomaaliyeed taas oo ah hanti lacageed oo ka badan 180 milyan oo doolar.

    Ugu dambeyn waxa uu Ra’iisul wasaaruhu kula dardaarmay si mashaariicdaas iyo qaar kale oo soo socdaba loo hir-geliyo inay dawladda kala shaqeeyaan Nabadaynta iyo horumarka.

     

    Beesha Muddulood Kheyre Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa kasoo baxay Kulankii Ra’iisal Wasaare Kheyre la yeeshay Duubabka & Odayaasha Beesha Muddullood (Akhriso)
    Next Article Ciidamada Milateriga oo lagu wareejiyay Amniga Caasimadda & ciidamadii Xasilinta oo la kala dirayo (Warbixin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo