Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan degdeg oo ku saabsan xaalada magaalada Beleweyne kadib shaaciyey Gurmad ay dowladda Soomaaliya u sameyneyso dadka ay saameyeen Daadadka magaaladaasi.
Shir jaraa’id oo uu qabtay kadib shirkaasi ayuu sheegay in Guddi ka kooban 22 Xubnood loo magacaabay xaaladda ka taagan magaalada Beledweyne, wuxuuna sheegay in dowladda Federaalka ay dadaal weyn u galeyso badbaadinta dadka ku barakacay Beledweyne.
HOOS KA DAAWO