Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ruushka oo bilaabay inuu Hub Nooc cusub ah ku weerarro Xarumo Isgaariinta Magaalada Kiev (Sawirro)

    Ruushka oo bilaabay inuu Hub Nooc cusub ah ku weerarro Xarumo Isgaariinta Magaalada Kiev (Sawirro)

    March 1, 2022Updated:March 2, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Ruushka ayaa soo saaray digniin ku socota dadka rayidka ah ee ku nool caasimadda Ukraine ee Kyiv, gaar ahaan kuwa degan agagaarka xarumaha ciidamada dalkaasi oo loogu baaqay inay ka fogaadaan xarumahaasi.

    Warka kasoo baxay Wasaradda Difaaca Ruushka ayaa lagu sheegay in Hub nooc cusub ah oo aad u xeeldheer lagu duqeyn doono xarunta Teknologiyada ciidamada Ukraine ee laga hago ololaha dagaalka iyo xarumaha isgaarsiinta ciidamada Caasimadda Kiev oo uu ku eedeeyay inay faafinayaan dacaayado dagaal oo halis ku ah Ruushka.

    Wax-yar kadib digniinta Ruushka waxaa Gantaallo lagu weerarray xarunta isgaarsiinta iyo Tower-ka Telefishanka dalkaasi ee caasimadda Kiev, waxaana magaalada laga maqlay qaraxyo waaweyn galabnimadii maanta oo lagu beegsaday xarumaha ciidamada ammaanka ee Ukraine iyo hay’adaha sirdoonka.

    Dadka ku nool caasimadda Ukraine aya laga dalbaday inay damiyaan nalala guryahooda iyo wixii iftiin ah ee ay adeegsan jireen si looga fogaado duqeynta Ruushka oo la filayo inay sii kororto saacadaha soo socda.

    Ciidamada Ruushka ay sii wadeen dadaalka ay ku doonayaan inay ku qabsadaan caasimadda Ukraine iyo magaalooyinka kale, waxaana duqeyn culus ay ku wadaan magaalooyin badan oo ka mida dalka Ukraine.

    Safiirka Ukraine ee UK, Mr. Vadym Prystaiko ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay wadaan isku day ah inay go’doomiyaan magaalada Kiev, ayna abuuraan dhibaato cunto yari ah, iyagoo jaraya saadka magaalooyinka waaweyn.

    Magaalada labaad ee dalka Ukraine ayaa ku jira xaaladii ugu adkeyd, iyadoo si weyn loo duqeeey magaalada, isla markaana dagaallo culus ay gudaheeda ka dhaceen.

    Smoke rises around Kyiv's main television tower after several explosions near the base of it on Tuesday afternoon
    Smoke and flames rise up the side of Kyiv's 1,300ft TV tower after Russia bombed it on Tuesday. The tower remained standing but buildings around it were damaged, with some broadcasts knocked off air
    Smoke is seen rising from Kyiv's main TV tower after it was hit by Russian bombs on Tuesday afternoon
    Kiev Russia Ukraine
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleProf. C/risaaq Jurrile oo laga reebay Kursigii uu u sharaxnaa ee Baarlamaanka Federaalka
    Next Article Madaxweynaha Turkiga oo soo bandhigay Xabbad joojin degdega oo ka dhaqan gasha Ukraine

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo