Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ruushka oo Toddobaad Gudihiis ku qabsanaya dalka Ukraine (Digniin Mareykanka ka timid iyo Qeylo-dhaan..)

    Ruushka oo Toddobaad Gudihiis ku qabsanaya dalka Ukraine (Digniin Mareykanka ka timid iyo Qeylo-dhaan..)

    February 11, 2022Updated:July 18, 20242 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida lagu sheegay War kasoo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka Ruushka ayaa la filayaa inuu duullaan buuxa ku qaado dalka Ukraine muddo toddobaad gudihiis ah, laba maalmood ka hor dhammaadka ciyaaraha Olombikada Jiilaalka.

    Dowladda Mareykanka ayaa qeylo-dhaan u dirtay dadkeeda ku sugan dalka Ukraine inay si degdeg ah uga baxaan dalkaasi. Farriintan ayaa calaamad digniinta sii kordheysa ee Mareykanka oo ku saabsan suurtagalnimada tallaabo militari oo Ruushku ku qaado dalka Ukraine.

    La-taliyaha amniga qaranka Maraykanka Jake Sullivan ayaa sheegay in Maraykanku aanu haynin xog sugan oo sheegaya in duullaanka uu amray madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Laakiin, wuxuu caddeeyay in dhammaan qaybaha ciidamada ay u diyaarsan yihiin hawlgal milatari oo weyn oo ku bilaaban kara “si degdeg ah” iyo suurtogalnimada ka hor dhammaadka ciyaaraha Jan. 20.

    “Ma tilmaami karno maalinta xillig iyo saacadda, laakiin dagaalku waa suurtagal aad iyo aad u muuqda” ayuu yiri Sullivan La-taliyaha amniga qaranka oo intaas raaciyey: “Ma dhaheyno in go’aankii dagaalka qaatay madaxweyne Putin. Waxaanu leenahay waa inaanu hayno walaac ku filan oo ku salaysan waxa aan ku aragno dhulka, iyo xogta sirdoonku ay soo qaadeen.”

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii la hadlay madaxda Yurub, isgoo la wadaagay wararka sirdoonka ee suurtagalnimada duulaanka Ruushka ku qaadayo dalka Ukraine. Sullivan waxa uu sheegay in hogaamiyayaasha reer galbeedku ay si buuxda u midaysan yihiin ayna si adag uga jawaabi doonaan duulaanka Ruushka oo lagu soo rogay cunaqabatayn dhaqaale iyo mid ganacsiba.

    Ruushka ayaa dhoolatus milateri oo baaxad ka wada dalka ay jaarka yihiin ee Belarus, wuxuuna sheegay in uusan qorshaha ugu jirin in uu duulaan ku qaado balse uu doonayo in reer galbeedku ay Ukraine iyo dalal kale oo hore u ahaan jiray Soofiyeedka aysan ka mid noqon NATO.

    Ciidamo 130,000 askari oo nooc waliba leh ayuu Ruushku geeyay xuduudka dalka Ukraine, waxaana war guul ah laga gaarin dadaallo loogu jiray in xaaladda la qaboojiyo.

    Russia Top Ukraine US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticlePuntland oo lagu heysto Caruur ay ku eedeysay Al-shabaabnimo iyo Xukunno culus oo lagu riday
    Next Article Guddoomiye Jacfar oo ku soo baxay Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka (Akhriso Natiijada Doorashada)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo