Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»RW Rooble oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay Imaaraadka iyo Qoraal Maxkamadeed oo lagu soo beegay

    RW Rooble oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay Imaaraadka iyo Qoraal Maxkamadeed oo lagu soo beegay

    January 30, 2022Updated:January 30, 20221 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

    Socdaalka ayaa ah kii ugu horeeyay uu dalka Imraadka ku tago mas’uul sare, tan iyo intuu uu xumaaday xiriirka labada dal 2018, wuxuuna dib u soo noolaaday markii cudurdaar bixiyey Rooble, kasoo la xiririay lacag Imaaraadka looga qabtay Garoonka Aden Cadde.

    Ra’iisal wasaaraha ayaa kulammo la yeelan doona madaxda Imaaraadka Carabta, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sii sagootiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

    Dhinaca kale saacado gudahood safarka Ra’iisal wasaaraha waxaa qoraal soo saaray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, kaasoo lagu amray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka inaan Khadnada dowladda laga saari karin lacagtii Imaaraadka Carabta ee gaareysay 9.6 Milyan illaa laga soo dhameynayo baaritaanka iyo go’aan ka gaarista kiiska lacagtaas ee horyaala Xafiiska Xeer Ilaaliyaha iyo hey’addaha baarista.

    Arrintan oo wararku sheegayaan inuu ku lug leeyahay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Farmaao ayaa lagu soo beegay, socdaalka Ra’iisul Wasaaraha oo horay u shaaciyey in lacagtii Imaaraadka Carabta dib loo celinayo.

    Rooble Somalia Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaankii ugu da’ yaraa iyo xildhibaanno kale oo lagu doortay Magaalada Baydhaba (Akhriso)
    Next Article Wadahadal u bilowday Xukuumadda Somaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta (Liiska xubnaha Wafdiga)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo