Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Saameynta uu Dunida ku yeeshay Weerarka Ruushku ku qaaday Dalka Ukraine (Akhriso)

    Saameynta uu Dunida ku yeeshay Weerarka Ruushku ku qaaday Dalka Ukraine (Akhriso)

    February 24, 2022Updated:February 24, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waa kuwee labada dal oo kaliya ayaa taageeray Duullaanka Ruushka ku qaaday dalka Ukriane?

    – Suuqyada caalamka ayaa dhabarka ayuu saameyn ku yeesahy Duullaanka Ruushka ee Ukraine, iyadoo Lacagta Ruble ee Ruushku ay hoos ugu dhacday qiimihii​​ ugu hooseeyay weli.

    – Qiimaha Saliidda ayaa sare u kacay $100 foosto, markii ugu horeysay mudo sanado ah

    – Midowga Yurub ayaa sheegay in uu ku soo rogi doono cunaqabatayn cusub, la xayirayo hantida Ruushka, joojinta gelitaanka bangiyada ay ku leeyihiin suuqa dhaqaalaha Yurub iyo bartilmaameedka ‘danaha Kremlin’.

    – Madaxa arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa ku tilmaamay duullaankan “mid ka mid ah saacadihii ugu madoobaa ee Yurub tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka”

    – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisa ay “cunaqabatayn adag” ku soo rogi doonaan Ruushka.

    – RW Britian Boris Johnson ayaa duulaanka Russia ku tilmaamay ‘masiibo ku habsatay qaarada Yurub’.

    – Shiinaha ayaa ku celceliyay baaq ah in wadahadalo lagu xalinayo qalalaasaha ka taagan Ukraine, isagoo diiday inuu dhaleeceeyo weerarka Ruushka wuxuuna ku eedeeyay Mareykanka iyo xulafadiisa inay xaaladda uga sii darayaan.

    – Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in weerarka ku socda Ukraine uu ka dhashay tallaabooyinka Gaashaanbuuurta NATO iyo Daandaansiga dalalka reer Galbeedka ee Mareykanka iyo Yurub.

    – Turkiga ayaa cambaareeyay weerarka Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, wuxuuna madaxweyne Erdogan sheegay inuu taageerayo halganka dadka Ukriane, isagoo telefon kula hadaly Madaxweynaha Ukraine.

    – Wadamada bartamaha Yurub ayaa bilaabay diyaar garow ay ku qaabilayaan ku dhawaad ​​boqol kun oo qaxooti ah oo kasoo cararaya dagaalada Ukraine.

    – Ruushka ayaa hakiyay dhaq-dhaqaaqii maraakiibta ganacsiga ee badda Azov, balse waxa uu dekedihiisa ku yaalla Badda Madow u furnay inay maraan. Sidoo kale wuxuu xiray marinka Kerch Strait, ee u dhaxeeya badda madow iyo Azov.

    – Ukraine ayaa Turkiga ka codsatay inuu xiro marinnada Bosphorus iyo Dardanelles, kuwaas oo ka yimaada badda Mediterranean-ka ilaa badda madow, si aysan u adeegsan maraakiibta Ruushka.

    Russia Top Ukraine Vladimir Putin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRuushka oo Duqeeyay Xaruntii Sirdoonka Caasimada Ukraine iyo Ciidamadii xuduudka oo la go’doomiyay
    Next Article Qatar Charity oo dhiirigelin u sameysay Arday ay siisay Deeq Waxbarasho Jaamacadeed (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo