Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Saddex Arrimood oo Muuqaal kale u yeelaya Shirka Rooble iyo Musharixiinta Mucaaradka (Qiimeyn)

    Saddex Arrimood oo Muuqaal kale u yeelaya Shirka Rooble iyo Musharixiinta Mucaaradka (Qiimeyn)

    February 25, 2021Updated:February 25, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirka Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ku yeesheen Hotelka ku dhex yaalla Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa isla markii uu furmay muuqaal kale yeeshay.

    Inkastoo wadahadalku yahay dariiqa kaliya ee xal lagu gaari karo, haddana isla markii uu shirku furmay wuxuu yeeshay muuqaal shaki leh oo hareeyay qaabka uu u dhacayo iyo sida loo wadahadlayo, waxaana arrimaha uga sii daray markii ay ka baaqsadeen xubno ka mida musharixiinta.

    Muuqaalka cusub ee shirku yeeshay ayaa lagu soo koobi karaa:

    1- Shirku wuxuu u ekaaday mid beeleed, marka la eego ergada soo abaabushay iyo qaabka uu ku dhacay, taasoo muujineysa inaysan Ra’isal wasaaraha kala qeyb gelin wasiirada xukuumadiisa.

    2- Ka maqanaanshaha shirka ee Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhinaca kale keenay shaki ku saabsan in shirku isu bedelo mid kulmiyey siyaasiyiin beel qura kasoo wada jeeda.

    3- Arrinta ugu weyn ee intii aanu shirku furmin taagneyd ayaa ahayd in Ra’iisal wasaare Rooble aanu go’aan gaari karin, taladuna ka go’do Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo heshiis kasta oo la gaaro aan la hubin waxa uu ku danbeyn doono, haddiiba la is afgarto.

    Si kastoo natiijadu shirku noqoto wuxuu shirka Rooble iyo qaar ka mida Musharixiinta yahay tallaabo dhinaca nabadda loo qaaday oo hadii aysan ka faa’iideysan madaxda dowladda Federaalka ay xaaladu dib ugu noqon karto is mari waagii hore.

    GOOBJOOGE

    Musharixiinta Shirka Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirka Musharixiinta iyo RW Rooble oo furmay (Akhriso: Qodobadda horyaalla iyo xubno ka baaqsaday)
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka u socda Musharixiinta iyo RW Rooble (Qodobka ugu adag ee…)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo