Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Saddex ka mida Maleeshiyada Alshabaab oo la dilay & Alshabaab oo sheegatay Qaraxyadii Muqdisho

    Saddex ka mida Maleeshiyada Alshabaab oo la dilay & Alshabaab oo sheegatay Qaraxyadii Muqdisho

    July 14, 2018Updated:July 14, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda Alshabaab ayaa ku sheegatay mas’uuliyadda weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay agagaarka madaxtooyada magaalada Muqdisho.

    AlShabaab war ay baahiyeen warbaahinteeda ku sheegatay in ciidamadeedu howlgal ka wadaan inta u dhaxeysa Hotelka SYL illaa iyo madaxtooyada, iyagoo sheegatay in howlgalkaasi u dhacay sidii loogu talogalay.

    “Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal culus ka wada xarumaha kuyaalla Hotelka SYL illaa iyo madaxtooyada, howlgalka Mujaahidiinta ayaa sidii loo qorsheeyay u socda wixii faahfaahin ahna dib ayaan kasoo sheegi doonnaa” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

    Dhinaca kale wararkii ugu danbeeyay Qaraxyada iyo weerark is xigtay ee ka dhacay dhabarla danbe ee Hotelka SYL ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay dileen saddex dabley ah oo la sheegay inay ahaayeen kuwii doonayey inay galaan xarumaha u dhow madaxtooyada ee weerarka soo qaaday.

    Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada iyo Dableyda Alshabaab ee weerarka qaaday ayaa ku dagaallamay Iirrida hore ee Madaxtooyada iyo ilaa Beerta Nabadda halkaas oo ay muddo rasaasta ka dhaceysay.

    Intii uu dagaalka socday ayaa qof isku wixay walxaha qarxa waxaa uu ku qarxay Isgoyska Ceelgaab oo ah bar kale oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya.

    Dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa inay dhowaan war kasoo saarto weerarkii iyo qaraxyadii maanta dhacay xilli ay xiran yihiin wadooyinka Muqdisho.

    Muqdisho Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Qaraxyo Mattaane ah & Dagaal toos ah oo lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya
    Next Article SAWIRRO+MUUQAAL: Qaraxyadii & Weerarkii Alshabaab ku qaaday Madaxtooyada Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo