Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Safiir diiday inuu waraaqihiisa u gudbiyo Xasan Sheekh oo shaqadiisa Diblomaasiyadeed ka wata Muqdisho

    Safiir diiday inuu waraaqihiisa u gudbiyo Xasan Sheekh oo shaqadiisa Diblomaasiyadeed ka wata Muqdisho

    February 13, 2017Updated:February 13, 20171 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday ee UN u soo magacawday Soomaaliya David William Concar ayaa ku dhacday khalad diblomaasiyadeed.

    Safiirkan oo dhowr toddobaad ka howlgalaya safaaradda Ingiriiska ee ku dhex taalla xarunta Xalane ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa hore u diiday inuu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, taasoo ay ugu wacneyd  siyaasad u gaara UK.

    Safiirkan ayaa bilaabay shaqadiisa diblomaasiyadeed isagoo aan safiirnimo loo qaabilin isla markaana waraaqihiisa aqoonsiga laga guddoomin, waxaana safaaradda Ingiriiska uu wadaa dhaqdhaqaaq diblomaasiyadeed.

    Dhowaan wuxuu safiir Concar qaabilay xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka oo heysta dhalashada Ingiriiska, wuxuuna sheegay in mid ka mida 10-kii xildhibaan ee Soomaali ah uu heysto dhalashada Ingiriiska,.

    Nearly 1 in 10 recently elected #Somali MPs are dual nat'l Brits. Great to hear their hopes today for Somalia under President #Farmajo pic.twitter.com/DcK9JcvRUU

    — David Concar (@DConcar) February 11, 2017

    Kulamada kale ee safiirka David Concar ayaa waxaa ka mida shirar uu la yeeshay madaxda maamul goboleedyada iyo guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka, saraakiisha AMISOM iyo ururada bulshada rayidka.

    Waxaa la filyaa safiirka inuu noqdo midka ugu horeeya ee waraaqihiisa Aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo

    Wadani.com

    David Concar Safiirka UK UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAR MADAXWEYNAHA U NAXARIISTA: Yaabkii aan ku soo arkay Madaxtooyada KMG ah ee Hotel Jazeera..!
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay ciidamo cusub oo loo diyaariyay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo