Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Safiir saaxiib la ahaa Farmaajo oo Afka furtay, uguna baaqay Farmaajo inuu xilka iska dhiibo

    Safiir saaxiib la ahaa Farmaajo oo Afka furtay, uguna baaqay Farmaajo inuu xilka iska dhiibo

    May 1, 2021Updated:May 1, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Kenya Maxamud Axmed Nur (Tarsan) ayaa si aan looga baran mas’uul xil dowladeed oo diblomaasi ah haya baaq toos ah u diray Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Tarsan oo aan dhowr bilood shaqo tegin markii ay dowladda Soomaaliya xiriirka u jartay dalka Kenya ayaa muuqaal uu soo duubay hawada u mariyey Maxamed Farmaajo oo uu saaxiib dhow la ahaa, wuxuuna ugu baaqay inuu go’aan ragnimo ah qaato Berri fadhiga Golaha Shacabka marka uu hortago, xilkana iska dhigo.

    Wuxuu kula taliyey in mar haddii ay xaaladu gaartay dagaal iyo in ciidamadii qabiil loo qeybiyo inuu xilka iska wareejiyo. “Waqti baad heysataa karaamo iyo sharaf wadanka uga tag ama tartan gal, doorashadana ha diyaariyo Ra’iisal wasaaraha..” ayuu yiri Tarsan oo saaxiibkiisii Farmaajo kula taliyey inuusan dagaal xilligiisa kusoo dhammeyn, sharaf dhacna isu soo jiiidin.

    Wuxuu ku eedeeyay madaxdii hore ee tartanka kula jirta Maxamed Farmaajo inay dalal shisheeye ku xiran yihiin oo lacag ka helaan, kuna dhaqaaqeen kala furka ciidamada iyo iska hor imaad.

    Tarsan ayaan soo hadal qaadin muddo kororsiga ay sameeyeen Golaha shacabka iyo Farmaajo iyo dhibaatada ka dhalatay, waxayna taladiisa u muuqatay inuu hal dhinac u janjeero, iyadoo la is weydiinayo sababta uu Baraha bulshada u mariyey taladiisa ku socota Maxamed Farmaajo.

    Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo hore usoo noqday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir xilkaasoo uu u magacaabay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ka mida ahaa siyaasiyiintii sida weyn uga horjeeday madaxweynihii hore Xasan Sheekha, wuxuuna dowladda Farmaajo noqday saaxiib u dhow iyadoo loo magacaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya.

    Farmaajo Talo Farmajo Tarsan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharixiinta oo Farmaajo ka dalbaday inuu banneeyo Villa Somalia, digniin u diray Golaha Shacabka
    Next Article Wargeys kashifay inuu Farmaajo heysto dhalasho dal kale iyo sababtii uu isaga celiyey Basaborka Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo