Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Safiirada Golaha Amaanka & Xasan Sheekh oo balanqaad adag ku kala tegay

    XOG: Safiirada Golaha Amaanka & Xasan Sheekh oo balanqaad adag ku kala tegay

    May 19, 20162 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XOG: Safiirada Golaha Amaanka & Xasan Sheekh oo balanqaad adag
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirada 15-ka dal ee Golaha Amaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay natiijo la;aan iyo niyadjab ku abuurtay walaac kala laabteen, kadib markii ay suurageli weyday arrintii ugu weyneyd ee ahayd in la ansixiyo Heshiiska Qaabka Doorashada 2016.

    Safiirada oo kulamo kala duwan la yeeshay Degaanka Xalane ee sida weyn loo ilaaliyo madaxda dowladda Federaalka, maamulada iyo ururada bulshada ayaa kulankoodii ugu danbeeyay waxay albaabada u xirteen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

    Kulanka ayay si cad ugu sheegeen xubnaha Safiirada Golaha Ammaanka inay aad uga walaacsan yihiin dib u dhaca ku yimid ansixinta heshiiska qaabka doorashada 2016, waxayna ku adkeysteen in degdeg Baarlamaanka Soomaaliya u ansixiyo heshiiska doorashada si loo bilaabo qabanqaabada doorasahada.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xubnaha Golaha Ammaanka u balanqaaday in doorashada 2016 ay dhici doonto xiligii loogu talogalay oo aanay ka daba mari doonin August 2016, arrintaasi oo noqotay waxa kaliya ee wafdiga Golaha ammaanka ay kala laabteen Muqdisho.

    Safiirada Golaha Ammaanka waxay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha u sheegeen inaysan jiri doonin muddo kordhin oo waqtiga haray la isugu geeyo ansixinta qaabka doorashada iyo qabanqaabada doorashada si aaan dib u dhac lahayn.

    Ergyga Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in wadahadalka labada dhinac ay hareeyeen welwelka laga qabo dib udhaca jiitamada ee ku yimid ansixinta heshiiska Doorashada ee rmadaxda madasha Qaran ay ku heshiiyeen bartamihii April 2016.

    Maanta  ayaa lagu waday in baarlamaanka federaalka ansixiyo heshiiska qaabka doorashada 2016, taasoo culeys badan lagu saaray, iyadoo madaxweynaha uu tegay Baarlamaanka kana codsaday arrintan, balse lagu fashilmay.

    Wadani.com

    Golaha Ammaanka Safiirada Golaha Amaanka Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSafiirada Golaha Ammaanka oo soo gabagabeeyay socdaalkoodii Muqdisho & War kasoo baxay
    Next Article Security Council concludes visit to Somalia; urges swift approval of electoral model

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo