Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar oo War kasoo saaray xaaladda Dhaawacyada la geeyay Suudaan [Akhriso]

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Cumar Cali Idiris ayaa qoraal uu diray ku sheegay in la xaliyay arrintii dhaawacyada qaraxii Muqdisho ee la geeyay dalka Suudaan. Safiirka ayaa sheegay inuu ka shaqeeyay, iskuna xiray safiirka Qatar ee Suudaan, Safiirka Soomaalida ee Suudaan isla markaasina la amray in dhaawacyada la geeyo isbitaallada ugu wanaagan ee … Continue reading Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar oo War kasoo saaray xaaladda Dhaawacyada la geeyay Suudaan [Akhriso]