Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar oo War kasoo saaray xaaladda Dhaawacyada la geeyay Suudaan [Akhriso]

    Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar oo War kasoo saaray xaaladda Dhaawacyada la geeyay Suudaan [Akhriso]

    October 19, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Cumar Cali Idiris ayaa qoraal uu diray ku sheegay in la xaliyay arrintii dhaawacyada qaraxii Muqdisho ee la geeyay dalka Suudaan.

    Safiirka ayaa sheegay inuu ka shaqeeyay, iskuna xiray safiirka Qatar ee Suudaan, Safiirka Soomaalida ee Suudaan isla markaasina la amray in dhaawacyada la geeyo isbitaallada ugu wanaagan ee gaarka ah magaalada Khartoum.

    Hoos ka akhriso farriinta Safiirka

    WARGALIN – DHAAWICII SUDAAN LA GEEYEY

    Waxaa isoo gaadhayo farrimo badan oo cabasha ah, kuwo si guud loogu qoray baraha internetka, iyo kuwo si gaar ahaaneed la iigu soo qorayba, cabashadaas oo ku saabsan daryeel xumo ku qabsatay dadkii dhaawaca ahaa ee ay Dowladda Qatar gaysey dalka Sudaan. Waxaan u sheegayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogaba, in arintaas la xalliyey markii aan ka wada hadalney wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Qatar, farriin cadna ay iigu sheegtey in dadkaas si degdeg ah loogu qaybiyo isbitaalada khaaska ah kuwooda ugu fiican ee Magaalada Khartoum ku yaallo, iyada oo lala kaashanayo Dowladda Sudaan. Wixii kharash ah oo ku baxana Amiirka Dowladda ayaa bixin doona.

    Farriin taasna waxaan gaadhsiiyey dhankeyga, madaxtooyada Soomaaliya iyo Safiirkeena noo fadhiya dalka Sudaan, Danjire Maxamed Cabdullaahi Ugaas, Qatarna waxey gaadhsiiyey safiirkooda u fadhiyo Sudaan, labada safiirna waa la isku xidhay si ay arrinkan uga wada shaqeeyaan. Caawa laga billaabana, labada safaaradood waxey guda galayaan howshaas fulinteeda. Waxaanan rajaynayaa in ay sidaas ku xallisantey arrintani mabda’ahaan wixii farsamo kale oo uu daah ka yimaado waa gaarkeeda.

    CUMAR 18/10/2017

    Cumar Idiris Dhaawac Qaraxii Soope Qatar Sudan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCumar C/rashiid: “Waxaan bogaadinayaa gurmadkii Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha,…” [Dhageyso]
    Next Article Imaaraadka Carabta oo shaaciyay Gurmad uu siinayo dhaawacyada Qaraxiii Muqdisho [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo