Browsing: Dhaawac
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
Waxaa garoonka magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada cirka Dalka Qatar oo siday gargaar dawo iyo…
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ayaa sare u kacday, kadib markii…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Guddoomiyaha dhowaan la doortay degmadaasi uu dhaawac u geystay mid ka mida…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lagu dhaawacay dhaqtar ka howlgala magaalada Muqdisho, kadib markii ay rasaas fureen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka tirsanaa warbaahinta dowaldda Soomaaliya uu ku dhaawacmay qaraxii maanta ka…
Waxaa si weyn sare ugu kacay qasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqidsho ee lala beegsaday Hotelka Saxafi.
Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii dhowaan ka dhacay degaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa lasoo gaarsiiyey magaalada…
Qaar ka mida dhaawacyada Qaraxyadii magaalada Baydhaba ayaa Galabta la keenay magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo duuliyey Baydhaba.
Qaar kam ida madaxda dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu…
Ciidamadii AMISOM ee ku dhaawacmay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday Kolonyo ay galbinayeen ciidamada AMISOM ayaa la geeyay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ay rasaas ku fureen gaari uu la…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in rasaas ay fureen rag hubeysan lagu dhaawacay Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland…
Qeybtii sadaxaaad ee dhaawacyadii qarixii 14-ka October oo lagu daweyneyay isbitaallo ku yaallay magaalada Ankara ee Turkiga ayaa loo sameeyay…
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta shan qof oo dhaawac ah u dhoofiyay dalka Kenya si halkaasi loogu soo daweeyo.
DHACDO KA MID AH GURMAD QARAN: ‘Markii qaraxu dhacay Ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhowr dowladood la hadlay,…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xaaladda dhaawacyada qaraxyadii Muqdisho ee la geeyay magaalada Khartoum ee…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Cumar Cali Idiris ayaa qoraal uu diray ku sheegay in la xaliyay arrintii dhaawacyada…
