Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa war kasoo saaray xuska sanadguurada saddexaad ee qarixii Soope oo dad ku dhow…
Browsing: Qaraxii Soope
Qarax loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah, lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa aroortii 28-ka Disembar 2019 sababay mid…
Qarixii weynaa ee dadka badan lagu laayey, kaasoo casirkii Sabtidii ee 14-ka Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska KM 5 ee…
Maxkamadda Millatariga Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha Iskool Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ku fulisay toogasho lagu xukumay Dil-suge Xasan Aadan…
Muddo sanad ah ayaa laga joogaa maalintii uu dhacay qarixii weynaa ee Soobbe oo ahayd 14-ka Obtoobar, sanadkii tagay, waxaana…
Waxaa si lama filaan ah u sii korortay tirada dadka ku dhintay qarixii Soope, kadib markii guddiga gurmad uu soo…
Guddiga Gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Soope ee 14-ka Oktoobar 2017 ayaa shaaciyay tiro cusub oo ku saabsan dadkii ku…
Wasaaradda warfaafinta oo soo xiganeysa Wasaaradda Amniga ee Dowladda Somalia ayaa saxday xog qaldan oo ay baahisay 14kii bishaan oo…
Dowladda Jabuuti ayaa lacag gaareysa 1 Milyan oo doolar ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii 14-kii October ka dhacday Isgoyska…
Muuqaalo iyo Video ayaa laga helay sidii uu u dhacay qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada iyo shakhsiyaadka loo qabtay Qaraxii weynaa ee 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada…
Safiirka dawlada Qatar ufadhiya dalka Suudaan Raashid Al-Nucayni ayaa booqday oo kaalmo lacageed guddoonsiiyay dhaawacyada qaraxii Soope ee lagu daweynayo…
30 Maalmood ayaa laga joogaa markii qarixii weynaa ee lahu hoobtay uu ka dhacay Isgoyska KM 5 ee Soope magaalada…
Guddiga Gurmad Qaran ee Soomaalida Kenya oo lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ay saaka soo gaareen.
Ku xigeenka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Badbaadadda iyo Amiga Peter Drennan ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadcelin gaara u dirtay kaalintii dowladda Itoobiya ka qaadatay gurmadii dadkii ku waxyeeloobay qarixii…
Iyadoo hay’adaha amniga ee dowladda Federaalka aanay wax war ah kasoo saarin baaritaanka qarixii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka…
Agaasimaya Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times…
Qaraxii weynaa ee 14-kii bishan Oktoobar ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid la siyaasadeeyay iyadoo…
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta shan qof oo dhaawac ah u dhoofiyay dalka Kenya si halkaasi loogu soo daweeyo.
