Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Saleebaan Gaal: “Farmaajo waxaan leenahay hanoo imaanin, Abiy Ahmed-na yaanu noo keenin, haddiise..”

    Saleebaan Gaal: “Farmaajo waxaan leenahay hanoo imaanin, Abiy Ahmed-na yaanu noo keenin, haddiise..”

    February 16, 2020Updated:February 16, 20202 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan (Saleebaan Gaal) ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku cadaadinayo Somaliland inuu magaalada Hargeysa uu keeno Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Xukuumadda ayuu sheegay inay diidan tahay cadaadiska, laakiin wuxuu ka hor sheegay golaha Guurtida in Farmaajo lagu soo dhoweyneyn Hargeysa, isla markaana aanu isku imaan, laakiin haddii uu yimaado isagoo la socda Abiy Ahmed aysan soo dhoweyn doonin.

    “Farmaajo waxaan leenahay kusoo dhoweyn meyno, hana noo imaanin, Abiy Ahmed waxaan leenahay hanoo keenin.. laakiin haddii isagoo xambaarsan uu yimaado.. maxaan yeeleynaa..? midna waan soo dhoweyneynaa, midna soo dhoweyn meyno..” ayuu yiri Saleebaan Gaal.

    “Haddii uu la yimaado.. dili meyno laakiin Madaxweyne uma ictiraafsanin…cudurdaar ma bixin, wixii uu yiri dib ayuu u cunay.. denbigii wuxuu u qeybiyey dadkii iyo dowladii dadkeeda dhibeysay, wuxuu yiri qolo waliba waa lahayd dhibaato..” ayuu mar kale yiri Guddoomiyaha Guddiga Guurtida Somaliland oo raaligelitii Madaxweyne Farmaajo siiyey Gobollada Waqooyi ku sheegay mid aanay waxba ka jirin.

    Ra’iial wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa 11-kii bishan Febraayo magaalada Addis ababa ku kulansiiyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, iyadoo uu jiro qorshe lagu doonayey in Farmaajo iyo Abiy Ahmed ku tagaan magaalada Hargeysa, taasoo uu ka biyo diiday Muuse Biixi.

    Abiy Ahmed Saleebaan Gaal Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXukun lagu riday Agaasime ka tirsanaa maamulka G/Banadir oo lagu helay AlShabaabnimo
    Next Article Nin la dhashay Haweeneydii Basiira Cabdi ee Qarxisay xarunta G/Banadir oo 7 Bilood kadib lasii daayey, balse..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo