Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Samia Hassan: Haweeney Muslim ah oo si aan la fileyn Madaxweyne uga noqoneysa dalka Tanzania

    Samia Hassan: Haweeney Muslim ah oo si aan la fileyn Madaxweyne uga noqoneysa dalka Tanzania

    March 18, 2021Updated:March 19, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweyne ku xigeenka Tanzania Samiya Suluhu Hassan ayaa noqoneysa haweeneydii ugu horeysay ee dalkaasi madaxweyne ka noqota, haddana kasoo jeeda muslimiinta dalkaasi, kadib geeridii madaxweynaha John Magufuli.

    Dastuurka dalka Tanzania ayaa qoraya in haddii xilka madaxweynaha uu bannaanaado sida geeri ku timaada Madaxweynaha kadib, xilkaasi loo dhaarin doono Madaxweyne ku xigeenka oo dhammeystiri doona in ka harsan muddo xileedka oo ah 5 sano.

    Samia waa 61 sano jir, waxayna dhalatay sanadkii 1960-kii, waxayna kasoo jeedaa Gobolka is-maamulka leh ee Zanzibar oo dadka degan ay 99% yihiin Muslimiin. Waxay ka baxday jaamacadda Manchester ee dalka UK oo ay dhaqaalaha ka bartay, waxayna sidoo kale wax ku baratay Zanzibar Institute of Financial Administration iyo Mzumbe University o sanadkii 1986 ay ka qaadatay Shahaadda Diploma ee Public Administration.

    Waxay madaxweyne ku xigeen ahayd ilaa sanadkii 2015, waxaana hadda lagu wadaa inay dhammeystiro xilliga ka harsanaa 5 tii sano ee mar labaad la doortay madaxweynaha Geeriyooday oo ay ka hartay 4 sano iyo Bar. Magufuli ayaa kaliya qaatay 5 bilood muddo xileedkii labaad ee loo doortay Novembar sanadkii hore 2020.

    Dadka Kirishtaanka ah ee Tanzania ayaa u badan inay ka horjeedaan xilka madaxweynaha inay muddo dheer sii heyso haweeneydan Samiya Suluhu, waxayna olole u geli doonaan in doorasho guud dalkaasi laga qabto.

    Waa xaas u dhaxda ninka lagu magacaabo Hafid Amiir, waxayna u dhashay saddex wiil iyo gabar. Gabadha ay dhashay ee Mwanu Hafid waa siyaasad raacday hooyadeed, waxayna ka mid tahay Baarlamaanka Zanzibar.

    Samia Suluhu Hassan waxay taariikh cusub ka geli doontaa Afrika iyo dunida, xilliga ay noqotaba inay xilka sii joogto.

    The Citizen Tanzania on Twitter: "Vice President Samia Suluhu has ruled out  seeking the Zanzibar presidency in next year's General Election. Ms Hassan  said she has no intention whatsoever to succeed President

    John Magufuli Samiya Suluhu Hassan Tanzania
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa keenay khilaafka u dhaxeeya Siciid Deni iyo Axmed Qoorqoor..? (Kaalinta uu Farmaajo ku lahaa)
    Next Article Guddigii Farsamada Shirkii Baydhaba oo mar kale la isugu yeeray iyo shir uga furmay magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo