Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Sarkaal Alshabaab u fududeeyay Weerarkii ay ku galeen Xarunta Xalane oo la xukumay

    Sarkaal Alshabaab u fududeeyay Weerarkii ay ku galeen Xarunta Xalane oo la xukumay

    December 14, 2022Updated:December 14, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun Dil Toogasho ah ku riday Sarkaal hore uga tirsanaa ciidamada dowladda oo fududeeyay mas’uulka ka ahaa weerar ay xubno ka tirsan Alshabaab ku haleen xarunta Xalane.

    Ninkan oo ciidamada Military-ga dowladda ka mid ahaa ilaa xiligii Dowladdii Cabdullaahi Yusuf ayaa lagay magacaabaa Maxamed Cabdulle Nuur Abkow, waxaa la sheegay inuu ka haray Liiska Ciidamada Xoogga Dalka ee lagu diiwan geliyay Nidaamkaa Electronic ahaa ee dowladdii Madaxweyne Farmaajo 2018.

    Waxaa la sheegay inuu Sanadii 2017 kii bilaabay la-shaqaynta Alshabaab, isagoo Al-Shabaab u qaabilsanaa Gudbinta Gawaarida Qaraxyada ah Ee ay ku weerari jireen Muqdisho. Wuxuu isticmaali jiray Magiciisa iyo Kaarkiisa Aqoonsiga isago oo aan ku jirin Liiska Saraakiisha xoogga dalka oo uu ka gaaray Laba Xidigle.

    Maragyada wax laga waydiiyay Maxamed Cabdulle Nuur Abkow waxa ay Qireen in shaki badani ka qabeen intuu uu kamid ah Saraakiisha ku Qoran Villa Baydhabo ee aan howlaha Ciidamada ku Jirin .

    September 19 keedii 2019 ayaa lagu helay in uu Qarax geeyay Ururka 38 Aad Ee degan Villa Baydhabo. Sidoo kale 23 kii March Sanadkan ayuu ku geliyay Gaarigiisa Garoonka Diyaaradaha Laba ka tirsan Al-Shabaab, waxaana weerarkaasi ku naf waayay Cabdirisaaq Aabi Cali oo kamid ah raggii soo afjarayay weerarkaas.

    Maxkamadaynta Eedeysane Maxamed Cabdulle Nuur Abkow ayaa lasoo afjaray, waxaana Maxkamadda lagu soo bandhigay Muuqaalka Camerooyinka Amniga Ee CCTV Garoonka duubeen xilligii uu gudbinayay raggii weeraray Garoonka.

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta Maxamed Cabdulle Nuur Abkow (Biyamaalow) ku xukuntay Dil toogasha ah, taasoo ah qisaasta Marxuum Cabdirisaaq Aabi Cali, sida uu sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida.

    Aslhabaab Maxkamadda Ciidamada Sarkaal Toogasho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir ka tirsanaa Xukuumadii Rooble oo Muqdisho yimid isagoo ka socda Ururka IGAD
    Next Article XOG: Golaha Shacabka oo Xaalad Adag galay (Mooshinada la wado iyo Kooram la’aanta)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo