Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Sarkaal Itoobiyaan ah oo xoog ku heysata guri ku yaala Garowe [Yaa leh Gurriga?]

    Sarkaal Itoobiyaan ah oo xoog ku heysata guri ku yaala Garowe [Yaa leh Gurriga?]

    May 29, 20162 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Duqii hore ee magaalada Gaalkacyo Col. Saciid Cabdi Faarax ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe uu xoog ku haysto guri uu ku leeyahay magaalada Garoowe.

    Col. Saciid Cabdi Faarax oo Waraysi siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in gurigiisa uu kuyaala Xaafada kowda Agoosto ee magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

    Waxa uu sheegay in dowlada Puntland ku tiri Sarkaalka Itoobiyaanka ah in guriga uu ku jiro uusan meelna uga bixin taasina ay tahay arrin uu aad uga xumaaday.

    Duqii hore ee Gaalkacyo ayaa sheegay in uu Wasaarado badan oo Puntland iyo Maxkamada sare u maray sidii uu gurigiisa ku heli lahaa balse aysan arrintiisa waxba ka qaban.

    “Adeer guriga aan ka hadlaayo waa guri aan leeyahay oo ku yaalo Degmada Garowe, Xaafada Agoosto Magaceyga waa Siciid Cabdi Faarax Duqii hore ee Gaalkacyo, waxaa degan guri nin ka mid ah kuwa Qunsuliyada jooga oo dhanka Safaarada u qaabilsan arimaha Millateriga, Gurigaasi muddo ayuu deganaa aniga dalka waan ka maqnaa, qoladii deganeyd ayaa ka kireysay markaan dalka ku soo noqday Gaalkacyo ayaan shaqo u aaday kadib markii aan Garowe u soo guuray ayaan ku iri hala ii baneeyo, maadaama heshiiskii uu sidaasi ahaa.” Ayuu yiri Duqii hore ee Gaalkacyo.

    Sidoo kale waxa uu sheegay in uu marar badan isku dayey in uu arrintan kala hadlo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas balse laga celiyey aqalka Madaxtooyada mar danbase uu Taleefanka ku helay si cad ugu sheegay ineysan Qunsuliyadu ka baxayn guriga.

    Ugu danbeyntii waxa uu baaq u diray Shacabka Puntland gaar ahaana kuwa reer Garoowe in ay gacan ka siiyaan sidii uu u heli lahaa gurigiisa oo ay maanta banaanka ka joogaan isaga iyo qoyskiisa.

    Arintan ayaa muujinaysa sida Itoobiyaanka ugu xidideysteen gudaha Soomaaliya, heer ayaa gaareen inay u awood sheegtaan Soomaalida dalkooda ku sugan.

    Wadani.com

    Garowe Itoobiya Sarkaal Itoobiyaan ah
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTahriibayaal ka badan 700 oo ku dhintay Xeebaha Talyaaniga
    Next Article Dad mucaawimo loo qeybinayay Beledweyne oo ku dhintay rasaas ay fureen ciidamada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo