Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tisan ciidamada dowladda lagu toogasho lagu dilay.
Dilka sarkaalkan oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu dilay Suuqa Beerta Qaadka ee degmada Hodon degmada, iyadoo koox dabley ah oo dilka geystay ay goobta ka baxsadeen.
Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa lagu gaabiyay Maxamed Dheere, waxaana goobta ka qaaday ciidamada ammaanka oo goobta gaaray markii uu dilka dhacay kadib, iyagoo baaritaan ay sameeyeen aan cidna loo qaban falkan.
Wadani