Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Sarkaal ka tirsan NISA oo ka badbaaday Weerar lagu qaaday Gurigiisa & Ilaaladiisii oo lagu laayey [Akhriso]

    Sarkaal ka tirsan NISA oo ka badbaaday Weerar lagu qaaday Gurigiisa & Ilaaladiisii oo lagu laayey [Akhriso]

    May 11, 2018Updated:May 11, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weerar qorsheysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday Sarkaal ka tisan NISA, kaasoo lagu weeeraray gurigiisa.

    Sarkaalkan ayaa oo magaciisa qariyey ayaa sheegay in weerarku ka dhacay qaadeen Hoygiisa ku yaalla degmada  Wadajir ee gobalka Banaadir, wuxuuna ka tirsan yahay  Hay’adda Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.

    Wuxuu u sheegay Idaacadda VOA-da inuu hoygiisa uu ka maqnaa xilliga weerarku dhacay, laakiin isaga loola dan lahaa in lagu khaarijiyo, isagoo caddeeyay inay weerarkaasi ku dhinteen afar ka mid ah ilaaladiisa oo guriga ku sugnaa.

    “Salaadii maqrib kadib aniga gurigeyga ayaan ka tagay, waxaan guriga uga tagay Afar wiil, ilmaheyga iyo xaaskeyga, meesha gurigeyga uu ku yaallo waa ciriiri, laamiga markaan imid ayaan gaari soo raacay, waxaan tagay agagaarka KM4, qof meesha joogay ayaan wax ka soo qaadanayay, waxyar kadib ayaa xaafada ay iga soo wacday xaaskeyga oo aan hadalkeeda fahmi waayay, dadkii way dhamaadeen ayay igu tiri, waan soo cararay, waxaan u imid laba meyd ah iyo laba dhaawacood uu halis yahay, inta aan Isbitaalka u wadnay ayay labadaba geeryoodeen,” Ayuu yiri sarkaalkan.

    Falalkan ayaa Muqdisho ka dhacaya iyadoo xukuumadda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay bandhigga ciidamo la sheegay inay loo diyaariyey sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.

    Alshabaab ayaa sheegay inay weerar ku dishay sarkaal ka tisan ciidamada Alpha Group iyo afar ka tirsan ilaaladiisa, xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

    Muqdisho NISA Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Bandhigga Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo loo diyaariyay Amniga Muqdisho [Ra’iisal Wasaaraha oo ka qeyb galay]
    Next Article Maamulka Puntland oo joojiyey Shir laga abaabulay Garowe oo ku saabsanaa Faragelinta Imaaraadka & Dad loo xiray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo