Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Sawirkii ugu horeeyay ee Cali Xarbi iyo Cidda ka danbeysay inuu xagjir noqdo oo la ogaaday (Akhriso)

    Sawirkii ugu horeeyay ee Cali Xarbi iyo Cidda ka danbeysay inuu xagjir noqdo oo la ogaaday (Akhriso)

    October 18, 2021Updated:October 18, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wiilka Soomaaliga ee dilka u geystay Xildhibaankii Ingiriiska ee David Amess ayaa la sheegay inuu xagjir ku noqday baraha bulshada.

    Warbaahinta Ingiriiska aya heshay sawirkii ugu horeeyay ee muuqaalka Cali Xarbi Cali o loo qabtay dilka xildhibaankii ka tirsanaa Baarlamaanka Ingiriiska ee David Amess.

    Sida ay qoreen wargeysyada The SUN, Times iyo Daily Mail wiilka 25 sano jirka ah ee Cali Xarbi wuxuu ku saamoobay muxaadarooyinka iyo khudbadana uu jeediyo Wadaadka xagjirka caanka ka ah UK Anjem Choudary oo loo yaqaan wadaadka naceybka oo mar la xiray markii uu taageeray kooxda Daacish.

    Muuqaalka Cali Xarbi oo ah kii ugu horeeyay ee laga helo ayaa muujinaya wiil dhalinyaro ah oo dhoola-caddeynaya, waxaana lagu baahiyey dhammaan warbaahinta Ingiriiska, iyadoo hore ay u heleen sawirka aabihii Xarbi Cali Kulane oo wareysiyo kooban ay la yeesheen.

    Cali Xarbi ayaa la sheegay inuu ku saamoobay muuqaallo uu Youtube-ka ka daawaday iyo baraha bulshada oo uu leeyahay wadaadka Anjem Choudary, sidaasina ku noqday xagjir. Warkan ayaa laga soo xigtay Cali saaxiibadiis, waxaana weli socda baaritanaka Booliska.

    Booliska Ingiriiska ayaa heysta ilaa 22-ka bishan Oktoobar inay maxkamadda hor geeyaan ninkan oo in ka badan 10 jkeer Mindi geliyey xildhibaan Amess oo u dhintay dhaawacii uu gaarsiiyey Jimcihii xilli uu magaalada Essex kula kulmayey dadka soo doorta.

    Mid ka mid ah saaxiibadii ayaa u sheegay wargeysja ‘The Sun’ inuu Cali Xarbi aad ula dhacsanaa wadaadka Choudary. Inkastoo uu Cali is-bedelay xilliyadii danbe, haddana qoyskiisa ayaa sheegay in inuu u tababaranayey inuu noqdo dhakhtar, isagoo qaatay afar sano dugsi sare oo caafimaad ah.

    Waxaa hore loogu gudbiyey Barnaamijka ka hortagga argagixisada ee Dawladda UK, laakiin baarayaashu wali waxay isku hayaan sidii iyo goortii uu xagjir noqday. Waxaa la rumeysan yahay in loo soo gudbiyey qorshaha muddo shan sano ka hor, markii mid ka mida macallintiisa sheegay inuu yahay leeyahay halis xagjirnimo.

    Ali Harbi Anjem Choudary David Amess Top UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMustafe Cagjar oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Is-maamulka Somalida Itoobiya
    Next Article Siciid Deni oo safar laba toddobaad ah ku qaatay Imaaraadka Carabta iyo xogta laga helay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo