Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRO & WARBIXIN Socdaalkii wasiirka arrimaha dibadda Qatar ee Muqdisho

    SAWIRO & WARBIXIN Socdaalkii wasiirka arrimaha dibadda Qatar ee Muqdisho

    May 22, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wafdi oo uu hogaamainayay Wasiirka arimaha Dibada ee dalka Qatar Khaalid Bin Maxamed Cattiya ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho isagoo ka degay  garoonka caalamiga Aadan Cabdule iyadoo soo dhoweeyay wasiirka arimaha dibada ee xukuumada Soomaliya mudane Cabdisalaam Hadliye Cumar, taliyaha ciidanka sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Janaraal Cabdiraxmaan Maxamuud “ Tuuryare”,  gudoomiyaha gobolka Banaadir, Mudane Xassan Maxamed Xuseen “Muungaab”, iyo mas’uuliyiin ka socotay safaarada dowlada Qatar ay kuu lee dahay Soomaaliya.

    CATTIYA

    1

    2
    6

     

    3

    4

    5

    Wasaiirka arimaha dibada dalka Qatar iyo mas’uuliyiintii la socotay ayaa waxaa loo galbiyay aqalka madaxtooyada halkaasi uu kulan Kula qaatay Madaxweynaha Soomaliya  Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isal wasaaraha xukuumada  Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmarke iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dalk iyo sidii dowladda Qatar ay u dardargelin lahaayeen taageerada ay siiyaan Soomaaliya.

    Kulanka kadib wasiirka arimaha dibada ee dalka Qatar Khaalid Bin Maxamed Attiya oo la hadlay Warfidiyeenka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay imaanshaha Soomaliya isla maarkaana waxaa uu sheegay in uu dalka ku arkay isbedel wanaagsan oo horumaro kala duwan isugu jira.

    [ad name=”HTML”]

    Wuxuu intaa ku daray in dowladiisu ay ka qeyb qaadan doonto dib u dhiska Soomaaliya waxaana uu tilmaamay in ay gacan ka geysan doonto gurmadka loo fidinaayo qaxootiga ka soo cararaya dagaalada ka socda dalka Yeman ee soo gaaraya Soomaaliya.

    Sidoo kale wasiirka arimaha dibada ee Xukuumada Soomaliya Mudane cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay in ay arimaha ay ka hadleen wasiirka arimaha dibadda ee Qatar ay kamid tahay xoojinta Amniga Soomaaliya.

    “Waxaan ka wada hadlaynay sidii aan isga wada kaashan laheyn xaga maniga,xaga caafimaadka iyo arinta Yeman qaxootiga, anaga iyo dowladda Qatar qadiyadda ka socota Yeman isku si ayaanu u aragnaa waxaan rabnaa dadka Yemanta ah in ay nabadgeliyo ku wada noolaadaan” ayuu yiri wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya.

    Wasiirka arimaha dibadda Qatar ayaa sidoo kale waxaa uu kormeerey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayagoona iska maanta dib ugu laabtay dalkooda.

     [ad name=”HTML-1″]
    [ad name=”HTML-6″]
    Muqdisho Qatar Wasiirka arrimaha dibadda Qatar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Cumar C/rashiid oo la wareegaya mooshinka Jubba & Guddi loo magacaabayo
    Next Article HOTELKA SYL: Astaan u taagan ku takri-falka Hantida Qaranka (WARBIXIN XASAASI AH)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo