Kooxda Alshabab ayaa weerarro isdaba joog ah ka geystay Gobolka W/Bari ee Kenya, iyadoo qaraxyo iyo weeraro is dabajoog ah ka fulisay.
Weerarradan ayaa lagu dilay in ka badan 15 qof oo badankood ahaa saraakiil ka tirsan Booliska Kenya, waxaana ay ka kala dhaceen deganada Gaarisa iyo Lamu.
Ciidamada Kenya ayaa ku fashilmay inay ka hrotagaan weerarradan oo kii ugu danbeeyay ay Alshabaab ku qaadeen degaanka Faafi, kaasoo lagu afduubtay laba macalin, isla markaana lagu guday iskuul.
DAAWO QARAXYADA