Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka saldhigga milateri ee degaanka Bariire oo ay bishii hore dib uga qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya kadib dagaal qaraar oo dhex maray.
Degaanka Barriire ee Gobolka Sh/hoose ayaa marar badan ay gacan ku heyntooda isu bedeleen labada dhinac, waxayna Alshabaab dagaal culus kula wareegeen bartimihii bishii Oktoobar, iyadoo lagu dilay in ka badan 30 ciidamada Soomaaliya ka mida.
Muuqaalk saldhigga ciidamada dowladda ee Alshabaab la wareegeen hoos ka daawo