AMISOM ayaa goor dhoweyd soo bandhigtay hub fara badan oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii weynaa ee ka dhacay tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan, kadib weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ku lahaayeen degaankaasi.
AMISOM ayaa dhinaca kale sheegtay in Alshabaab looga dilay dagaaalkii Halgan in ka badan 14o maleeshiyo, iyadoo tirooyin kala duwan laga bixiyay arrintan.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Wadani.com