Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRRO: Bandhigii Ra’iisal wasaare Kheyre & Waxqabadka xukuumadda Soomaaliya

    SAWIRRO: Bandhigii Ra’iisal wasaare Kheyre & Waxqabadka xukuumadda Soomaaliya

    December 3, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Bandhig bille ah oo xukuumadda Soomaaliya ku soo bandhigto ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

    Bandhiggan ayaa u muuqday olole siyaasadeed, waxaana lagu soo bandhigay Ra’iisal wasaare Kheyre oo u muuqday musharax ku jira olole siyaasdadeed, waxaase dadkii goobta ka hadlay  ay intda badan diiradda saareen mooshin ay wadaan qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka.

    Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa goobta Ku soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo Markii la magacaabay iyo howlaha u qorshayeysan waqtiyada soo socda .

    Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay Munaasabadda ayaa soo hadal qaaday waxyaabihii ka qabsoomay Amniga, Waxbarashada, Maaliyadda Dalka, Socdaalka, Qorshaha Qaranka iyo Arimaha bulshada.

    “Waxaan u mahadcelinayaa Dadkii soo qaban-qaabiyay Munqasabaddan qiimaha Badan, qaar kamid ah Golaha Wasiirada ee Halkan Ku soo bandhigay waxa u qabsoomay waxay qeyb ka tahay isla-xisaabtanka, Wasiirada kale ee meesha ka maqan bisha soo socota ayaa iyagana halakan la  keenayaa, Amniga waxbadan ayaa laga qabtay waxna wey ka harsan yihiin, tan iyo bishii Janaayo ilaa hadda mushaaraadka shaqaalaha waan bixinay waana wax Cusub muddo ka badan 27 sano” ayuu yiri R/wasaaraha XFS

    Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in ay Xukuumadiiso Dadaal ugu jirto sidii loo kobcin lahaa dhaqaalaha Dalka, si dalka uu isugu filnaado, isagoo soo hadal qaaday in Xukuumadda ay wado dadaal lagu dhisayo Ciidan Qaran oo hanta Amaanka guud ee Dalka.

    “Waxaan dadaal ugu jirnaa sidii loo heli lahaa Ciidan Qaran oo tayo leh waxaana Ku guuleysanay in aan ciidanka u tirino hal hal, hadii ciidan Qaran lahelo waxaa imaanayo in lahelo Amaan lagu heli karo Cadaalad is doorasho magaalo ilaa tuulo iyo in loo tartamo xisbiyo ,waxaana bulshada qeybaheeda kala duwan ka codsananeynaa  in ay kaalin ka qaataan Arimahaasi” ayuu yiri Mudane Xasan Cali Kheyre.

    Wasiirada amniga, Qorsheynta, Maaliyadda iyo Gaadiidka cirka iyo dhulka oo ay wehliso wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa bandhigga a jeediyay waxqabadka xukuumada.

    SAWIRRO

    Kheyre Muqdisho Ra'iisal wasaaare Kheyre xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Galmudug & Ahlu suna oo heshiis ku saxiixday Magaalada Jabuuti [Akhriso]
    Next Article Wasiir Yuusuf Garaad oo Qormo ku difaacay maamuuskii Madaxweyne Farmaajo ee Kenya [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo