Bannaanbax looga horjeedo muranka la geliyay xuduudka Badda ee Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgalayaan dadkii ugu badnaa muddooyinkan.
Waxaa dibadbaxa soo qabanqaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, Waxaana ka qeyb galaya dad fara badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir. waxaa kaloo hadallo ka jeediyay madaxda Gobolka Banaadir.
Dadka soo bannaanbaxay ayaa watay boorar ay ku xardhan yihiin sida dowladda Kenya ay ugu soo gardarootay badda Soomaaliya., in Badda Soomaaliya aanay iib ahayn
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com