Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa booqday xarunta Mowlaca weyn ee Sheekh Muxyadiin Celi, magaalada Muqdisho, isagoo sheegay inuu ka mid ahaa dadka ku xiran mowlacaasi, kana mida taageerayaasha dariiqada Qaadiriyadda, waxaana soo dhoweyn weyn oo halkaasi loogu sameeyay uu ka sheegay inuu jeclaan lahaa inuu keligii yimaado mowlaca.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO
Wadani.com