AMISOM ayaa shaacisay sawirro muujinaya ciidamada ka tirsan howlgalka AMISOM ee muslimka ah iyo sida noloshoodu tahay Bishan Ramadaan.
Sawirrada waxaa ka muuqda askarta muslimka ah ee AMISOM oo afuraya, isla markaana salaad tukanaya bishan Ramadaan.
Sida la ogyahay Askarta Uganda ka socota ee AMISOM qaarkood ayaa Muslim ah, kuwaasoo qaarkood ka howlgala Madaxtooyada iyo xarumaha kale ee dowladda.
SAWIRRADA