Alshabaab ayaa sheegatay weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo maanta lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Dableygii ugu dambeeyay ee ku jiray Hotelka ayaa goor dhoweyd la dilay iyadoo lasoo gabagabeeyay howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen Hotelkaasi oo in ka badan laba saacadood u gacan galay maleeshiyo Alshabaab ah.
DAAWO SAWIRRO CUSUB